Isagoo ka hadlayay booska uu ka ciyaari doono, madaama Barcelona - TopicsExpress



          

Isagoo ka hadlayay booska uu ka ciyaari doono, madaama Barcelona ay garab weerar saari jirtay, waxa uu sheegay inuu arintaas si guud ugala hadlay tababare Deigo Simeone islamarkaana uu rajeynayo inuu ka ciyaaro booksa gooldhaliyaha. “Si guud ayaan ugala hadlay Simeone inaan ka ciyaaro booska No 9, laakiin waa idiin sheegay waxaan halkaan u joogaa inaan kooxda u ciyaaro, diyaar ayaana u ahay inaan ka ciyaaro boos kasta.” David Villa ayaa maaliyada No.9 u xiran doona kooxda Atletico Madrid, iyadoo garoonka Vicente Calderon ay ku soo dhaweeyeen taageerayaal aad u badan.
Posted on: Tue, 16 Jul 2013 01:58:20 +0000

Trending Topics



bo em
; min-height:30px;"> These names were shared about two weeks ago as the winners of the
at 4:30 AM she rose movin the arms & legs that trapped her she
Socks magic therapi Bantu membakar 333 kalori per jam!!saat Anda
New Promo: Sponsored By Jose Chameleone The first 4,000 people

Recently Viewed Topics




© 2015