Isbadel walba waxaa Ka faaida koox Dibbada joogtey Isbadel - TopicsExpress



          

Isbadel walba waxaa Ka faaida koox Dibbada joogtey Isbadel walba oo Aduunyada Iyo Somalia ka dhaca waxaa Ka faaidey koox aan Isbadelkaas shaqo ku laheyn, Halka Kooxdii Isbadelka horseedey Dibbada la dhigo Amase Albaabka laga soo xirto kadib Iyana ey abaabul Iyo Kacdoon Siyaasadeed ey sameeyaan ilaa ey Daaqada ka saaraan Hogaamiyaha markaa jooga. Hadaba Kolka aan eego Siyaasada Puntland Ragii Iyo Dumarkii Isbadel doonka ahaa ee Dowladii Madaxweyne Faroole ka hor yimid waxa laga soo xirtey Albaabka, Xili ey hada isu diyaarinayaan Mucaaradnimo Iyo Nidaamka Xisbiyada si ey u aargutaan.
Posted on: Thu, 03 Apr 2014 09:20:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015