Jaalle Siyaad Sawirkaan waxaa la qaaday Nov, 1977. Wuxuu - TopicsExpress



          

Jaalle Siyaad Sawirkaan waxaa la qaaday Nov, 1977. Wuxuu muujinaya banaanbax weyn oo ka so qeybgaleen kumaanan ruux, laguna so dhaweenayo goaankii ay qaadatay Dawladii Kacaanka inay xiriirka u jarto Midowgii Sofiyeet. This picture was taken at a mass public rally, attended by tens of thousands of Somalis, in support of the Revolutionary Govs decision to abrogate the Soviet - Somali friendship treaty.
Posted on: Wed, 20 Nov 2013 07:43:29 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015