Jabhada ONLF oo dagaalo ba’an ku haysa Dawlada Ethiopia ayaa - TopicsExpress



          

Jabhada ONLF oo dagaalo ba’an ku haysa Dawlada Ethiopia ayaa daayacday qayb wayn oo aad moodo in ay Ethiopia kaga horayso arintan oo ah mid lagu yaqaano jabhadaha xornimo doonka ah ayayna inaba udhaqaaqin sanadihii danbe arintan oo aan wax kawaydiinay aqoonyahano ku takhasusay jabhadaha ayaa ku tilmaamay ONLF jabhad wada ikhyaar ah midaasi oo uu ula jeedo in gabi ahaanba ayna jabhadu fulinin dilka qarsoodiga ah ee lagu bartilmaameed sanhayo Sirdoonka Ethiopia iyo jawaasiista Soomaalida oo waaydan danbe baadigoob ugu jira sidii ay jaanis ugu heli lahaayeen madaxda ONLF. Arintan ayaa keentay in aynaba ka baqin jawaasiistu Naxariis looga bartay awgeed iyo armuu ilahay soo hanuuniyaa kuwa dubka soomaaliga ah leh hadaba arintan oo shabakada wararka ay wax ka waydiisay aqoon yahankan ayaa ugu baaqay JWXO in ay soo celiso dilkii lagu bartilmaameedsan jiray Sirdoonka Ethiopia iyo jawaasiista Waxay keenaysaa midaasi in laga baqo oo nin waliba uu afkiisa haysto tusaale xabashida iyo ina ileey dadku majecla ee waxaa ka keenaya in ay lashaqeeyaan cabsida hadaba iyadaaba jabhad ahee waa in lagaran waayaa hebal iyo hebal oo calool wayn wax dilay iyo goor ladilay toona
Posted on: Mon, 12 Aug 2013 12:01:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015