Jacaylka Internetku Ma Dhabaa Mise waa - TopicsExpress



          

Jacaylka Internetku Ma Dhabaa Mise waa Dhalanteed..? :AQristayaasha Qiimaha Iyo Qaayaha lahoow Waxaan maata idiin soogudbinyaa Qisadii Magaceedu Ahaa ,Jacaylkii Internetka ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed .Aqristoow Qisadaani waxaa ay Dhaxmartey Lamaanayaasha Kala ah Yoonis Maxamed Xarbi Iyo Xamadi Barkhad Kaahin , Yoonis Maxamad Xarbi Waxuu Kunolaa Wadan Kenya Garaan ahaan Xaafada somali ubadan Tahay ee islii Waxuuna Wadanaka Kenya Yimid 1998 Asgoo markaasi aysan ujoogin Waxa Ehel ah ama Qaraabo Xataa Waxuuna ahaa Wiil aad iyo aad ubadaceeda Fiican oo aanan Laheyn waxabalwad Waxuu markii yimid wadanka Kenya Bilaabey siduu uheli lahaa Nolalmaalmeedkiisa Iyo Meeshii Hoygaga Kadhigan Lahaa Durbadiiba Waxuu Bilaabey in uu kashaqeeya Maqaayada Kutaala Townka Nairobi . Waxuu sidaasi Kuraadshaa Nolashisa Waxuuna Yaqaana ama Kuhadlaa oo kaliya Luqadada Ingiriisaka ah Waxuu Bilaabey in uu Xilana kasheeqaya Maqaayada Xilina Macalin kanqoodaa Schoolkuyaala Xafaadada islii asagoo baraa luqadada Engalishaka ah Waxaana Ibilaabey in uu halkaasi kasoo Saro nolsha Reerkoodada oo faqri ah Waxuuna Biili jirey hooyadii iyo Afara Caruur ah oo ladhalatey kuwaasi oo kusuganaa Magaalada Muqdisho Waxuu sidaasi ahaaba Ilaahey waxuu lagarab Galey Shaqadiisa Ileen Waxuu ahaa nin Imaanleh Waxuu bartey markuu joogey magalada Nairobi Mudo 2sano ah Reer aydaris ku ahaan jireen magalaada muqdisho Reerkaasoo ahaa Kuwa Dhaqaalo Fiican kuheystaa Wadanka kenya , Waxaana Ladajiyey Qol asaga ugaar ahaa oo aanana Lagaga rabin Waxa qarasha ah waxaana intaasi usiidheeraa Raashinkiisa iyo jiifkiisa oo ahaa lacaga la aan taasoo aheed kurbadada ugu weyn nolashiisa Markoo Reerkaasi Lanoolaa Yoonis Mudo 6Lixbilood ah waxaa Yimid Xaaji Cismaan oo ahaa Odeygii Reerka In mudana Safara ugaga Maqanaa Wadanak Waxaana loosheegey Wiilkaani yoonis Ah in uu Dhaley Odey Maxamed Xarbi oo ay saxiibo Isku Dhow ahaaayeen intaasi markii loosheegey Xaajigii Waxuu Kusoo boodey Wilkii Yoonis ahaa waxuuna kawareystay Meesha uu kudanbeeya Abahii Yoonsi ayaa waxaa uu lasooboodey Abe alaha Uraxmdo waa uu dhintey Waxaa noola hooyo Khadiijo oo ah Xaaskii odey Maxamed uu ka dhintey Waxaana Biloodey Iswareysi dheer iyo in laweydiiyo Waxa uu meeshaani kaqabto Yoonis iyo in uu uyimid Leyn Dibada ah Waxuuna hadalkiisi Kubilaabey Yoonis adeer aniga meeshaani wax leyn ah oo aan ujoogo malaha iyo Cid aan Biila kasugaayo anigaaba la iigaga sugayaa Biil Waxaan uu xaajiga usheegey yoonis maanta waxii kandanbeeya uu kamid yahay Reerka waxuu ubahdana Weydiisan Karo xaajiga Intaasi kadib Yoonis Waxaa Ubiloodey Nol Cusub Waji Cusub Waxaan Madax Loogaaga Dhigey Seper Cafe ama Goob Internetka ah oo kutaal magaalada Maxada waxuuna iska Daayey Shaqadii Maqaayada iyo Schoolkii inta ba Asgoo markaasi Bilaabey Faraxad Waxaana uu kushaqeyn Jirey Bishii Mushaar ahb Dhan 15000.kun oo kenya ah Tasoo udhigtanaa 200 oo Doolar ah.) AQristayaasha Qiimaha Iyo Qaayaha lahoow Waxaa Markaani Bilaabaneysaa Qisadii ama Sheekadii Waxeyna Udhacdey Sidatani … Jacaylkii Internetka ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed Yoonis Xilagaga oo joogo Goobta Internetka Waxuu aad ujeclaa in uu galo Qolaka Layiraahdo Baltalk Halkaasoo maalinkastaa jeclaaa in uu galo ama Qolkaasi Ay dhalinta Qurbaha Joogto Kuwada Kulmi jireen Maalin Maal maha kamid ah Ayaa Waxaa Dhacdey in uu Halkaasi Kabarto Gabar somaliyeed oo Kunool Wadanka newzealand. Gabadhaasi oo Magaceedu Ahaa Duniyo Adan Nuur Intaasi kadib waxaa La isi Weydaarsadey Sheekooyin iyo Kafatan Duniyo Iyo yoonis Yoonis oo Yaaban Lana yaban Kaftan ka gabdhaasi Ayaa Waxuu iska Galey Shaqadiisa Maalin ka Dib waxaa laisku Arkey Qulkii Sheekadada Waxayna Duniyo Weydiisey Maleedahay Hotmail ama Yahoo Markaasi Buu Yire Haa Asgoo yabaan Yoonis Intaasi kadib Duniyo Waxay Fariimo ama Salaamo usoo Deri jirtey Yoonis Maalin Maalmaha Kamid ah Yoonis Waxaa Laweydiiyey Maleedahay Telephon Markaasi Bey Tire iiqor Asgoo Yaaban Lana Yaaban Waxa Gabdhaani Uweydiineyso Telfoonka Ayuu Waxuu kuyire Qore Waxnuuna Rabaa in uu kala Ogaano Qufkaani in uu yahay Quf dumar ah ama Quf Rag ah Intaasi Kadib Durabdiiba Waxaa Yoonis Soo Wacay Duniyo oo Leh Haloow Walaale Yoonis Miyaa Asguna Durbadiiba Waxuu lasoo Boodey Waa Aniga Yoonis Waxeyna Hadlkeedii Kubiloodey Sidatan .Sidada Sheekadada Yoonis Iyo Duniyo Kubilaabatey Duniyo oo Leh Walaale Aniga Magaceyga Runta ah Waa Duniya Waxaan Ahay gabar Somaliyeed oo Kunool Wadanka New Seland Barsho Wacan Yoonis Maanta Waxii kadanbeeyana Waan Wadada Xiriiri Doonaa ,,,,,, Haduu ALaha Awoodalhi ugulaado Adiga Waxaan kuuqorayaa Telfoonkeyga Mar mar isoo Waco hadaada Card Hesho Yooonis oo yaaban Lana Yaban Hadalka Gabdhaasi Ayaa Waxuu Bilaabey Fakir iyo Maxaa Gabdhaani Kasi ah 6 Week Kadib Waxay Usoo Dertey Yoonis Sawiro Sawirkaasina Waxaa Soodiraayo Duniyo Yoonis oo Arkey Sawirkii Quruxada Badanaa Ee Duniya Wuu arkey oo kaliya Muusan Ka jawaabin Celin waxaana email usoo dertey Duniya oo leh Aboowe Macaan Soomadaan Halin Sawiradii Faraha Badnaa ee aan kusoo Derey Mahaad Inaad Heshey Email igusoo Deri Weysay ama Isoo Waci Weysay Yoonis Markuu Arkey Emailkii Duniya Ayuu Damacay in uu qoro Waxaa Online soo Noqdey Duniyo oo Leh Yoonisoow Maalmahaani Maxaa kuugu Dhacay Waxuuna Jawaab uugaga Dhigey Waan Xanunsaa Aydoo Leh Sidee Laguu Qabteyna Waxuuna usheegey Waxaa igu Dhacay Malaariyo Tifoow Intaasi Kadib Duniyo Waxay lasoo Boodey Walaal macaan maxaad isbitaal u aadi Weysay Waxuuna Jawaab uugaga Dhigey Maheysto Dhaqaalo aan ku tago Isbitaal Ayduu Tire Wax Ehelkaga Ah Miyeeysan Dibada Kuu jirin Waxuuna Jawaab ugaga Dhigey Maya Aydoo Tire Yaa kuugu Biilaa Kenya Waxuuna Yire Waxaan Qaataa Biilka Ale Duniyo Yaaban Lana Yaban hadalka ah Yoonis Ayaa Tire Aboowe Macaan Hadada Hadii aan kusiiyo Lacaga Miyaad Adeysaa Isbitaal Waxuuna Yire Waan Adayaa Isbitaal Waxayna Durabdiiba Weydiisay Inta Kufilan Lacaga ama uu isku daaweyn Karo Waxaan Ay usoo dertey Lacaga Boqol Iyo Konton Doolar ah 150 Waxaana Lasoo Dhigey Shirkadada Xawiladaada ,ee Dahab Shiil; Asguna Markaasi Maheyso Lacag Laan Lakiin Waxuu Baarayaa Naxriista Gabdhaani , Yoonis oo Yaaban Malin Kadib asgoo moodayey Hadlaka Duniyo Been ayaa Waxaa lagaga Wacay Shirkadada Xawilaada Dahab shiil Markuu Tagey Ayaa Laweydiiyey Cidada Lacagta Usoodertey Wana Markiisii Ugu horeysay ee uu tagaa Goob Xawilaad Nolashiisa Intuu Noolaa ama Loogu Sooder Lacag Waxaana Usoo qaatey Lacagtii Durabdiiba Waxuu Wacay Duniyo Duniyo Ayaa Telfoonkii kaqabtey asgoo Leh Abaayo macaan waxaan kagaaga Mahad Celinayaa Sidada Qiimaha Iyo qaayaha Leh aad maanata iigusoo Dertay Lacagtaasi Runtii maanata maaha maalin An iloobi Karo Nolasheyda Waa Malinkii Iguhoresay aan tago Xawilaad aana Lacag Kaqaato iyadoo Leh aboowe macaan waa lasiku Leeyahay maadama aad Tahay Wiil somaliyeed oo Walaalkeyga ah Meesha Ay Tahay Kenya oo Nolasha Ciriiri Ah ) Runtii waxuu Yire Waxaan abaalkaaga Kugudo Maanta magaran Karo Abaayoo macaan Laakiin maaha Mid aan Iloobi Karo inta ka dhiman Nolasheydada Abaalkaad Iigashey Waxayna Weydiisay Waxyaabaha uu kaqabto Wadanka Keyna Waxuuna usheegey Nolashiisa Biloow Ilaa Dhamaad Asgoo aanan Ina kaqarin Sidaada Markaasi uu kujoogo wadanak Kenya intaasi Kadib Duniya ayaa Tire aboowe macaan Lacag baa kuugu Socto iska Dhig telfoonka aniga ayaa kusoo Wacaayo haduu ilaahey Yiraahdo . Yoonis Malinkaasi Waxuu kusoo Noqdey goobtiisii Shaqada asgoo aad ufaraxsaana maalinkaasi Waxuu Bilaabey in uugalo Sawiro unadiro Duniyo Waxuuna Tagey Footo Sin uu ugalo Sawiro Farabadan waxuuna Galey ilaa 7Xaboo sawir ah wuxuuna Uderey Duniya Sawiradaasi oo ahaa Kuwa aad uqurxoon oo uu Ugutalagaley Duniyo .Maxaysameyn Doonaa Duniyo Waxey Aheed Gabar Ilaahey Udhalshey Qurux Iyo Qaab Wanaag adigoo modaayo in ay waxa dheertahay Hablaha Intaasi Waxaa usii Dheere Waxay aheed Gabar Dabeecada Wanaagasan Duniyo Markii ay Argtey sawirada Quruxada Badan ee Yoonis Waxay aad ugaaga Faraxdey Sidaada Wanaagsan ee ay ugu soo Deray Durabdii. Waxay Soo Qaadatey Card Si ay Ulahadsho Yoonis Una sheegto in ay Kaguurabto Magaalada Markaasi Ay dagan Tahay un Guuri rabto Magaalo kale oo Kamid ah New Zealand Waxeyna Markii hore dagneed Auckland Hadana uguureysaa magaaldaani Auckland Waxaan Aytire Walaala waxaan ksuiinyaa Telka xaafada Cusub ee aan dagaayo sidaasi uulasoc haduu ilaahey yiraahadan igaagaga soowaco telfoonkaasi Hadaan Ankafaalo Taariikhadada Muna manu Waa Gabar Aqoonteeda ay gaarsiisan Tahay ilaa iyo Heer jamacaaded University, Hadii La isku fiirhsaana Xagada Dada waa ahaa Quf aad uweyn Munaa Waxaa intaasi usiidheeraa xagaga aqoonteeda Aydoo markastaana Yoonis Kuwaanini jiretey in uu Waqtigiisa Qaaliga kulmiyaa waxabarsho Waxii Qarsha ah oo waxabarshada xageedana ay aydu bixindoonto Maalinba maalinka kadanbeysaa Waxaa soobadanyaa Jaceylka Muna ay uqabto Yoonis aysana usheeganey aydoo layaaban Sidada sahalaka aha ama Ruux aysan Waligeed arag ujeclaatey Waxaa dhacadaa Maraka qaar aydu in ayisalyaabto lana yaabta arinkaasi maxaynu ku tilmaami karnaa jacaylka nocaasi ah Aqristoow, Duniya Markastaa Waxaa maskaxdeeda kusoo Dhaxaa Waxaana Mar dhabaa Mise Waa Dhalanteed Muuxuu yahay Jaceylka noocaasi ah Aydoo Maalinkii Danbe Jaceleysatey In ay Su aalo Dhowr ah Weydiiso Yoonis Su alahaasi oo isugu jiraa kuwa Farabadan oo kusaabsan Arimaha Jaceylka ah. Waxeyna soo wacedey Xili Habenimo ah Yoonis oo Hurdaayo …. asgoo leh Caawa maxaa dhib ah oo Jiraa munoow Abaayo macaan adooleh aboowe maya waan iskaka kaasoo Wacey oo kaliya hadii aan Huradada kaakacsheyna igaagaga Raali ahoow Waxuuna Yire Dhibmalaha intaasi Waxeyna Bilaabeen sheeko Dheer Iyo kaftan.Waxeyan Weydiisay Waa maxay jacayl. ? Waxuuna Hadlkaasii Kubilaabey Sida tani Runtii waa sual yaab leh oon la dhayalsan Karin. Taasoo aanan Garin Macaha aad Caawa Su aashaasi iiweydiisay Munaa Waxaana Diyaar u ahay Markastaa in aad Iweydiiso Su aal kastoo aad Rabto Runtii Munaay ANigu waxaan abaalka kugudo magaran karo Waxaad Tahay. Duniyaay Runtii Waxaad Tahay Gabar somaliyeed oo aad uwanaagasan Lehna Naxriis Ad iyo aad uwanaagasan_) Duniya Ayaa Marakle Waxay weydiisay Yoonis Yoonisoow Miyaad Leedahay Xaas Miyaad Guursatey Waligaa Waxa Caruur ah Miyaad leedahay Waxuuna jawaab ugaga Dhigey May May May Waligey Maguursan Mana Lahi Caruur Waqti Xadirkaana Diyaar umaahi in aaguursado ama Yeesho Lamaane ilaqeysadaa Nolasha , Dunaiya oo Layaaban Hadlaka Yoonis Ayaa Tire walaale Aniga Wan guursadey Lakiin Ninkii). Anguursadey Waa uu ixumeeyay Ninkaasoo ahaa Nin ay isiiyeen Waalid kaasoo aan aheyn Ilomo Adeer Waxuu ilgaley Mid aanan Iloobi karin Nolasheydada Anigaana Dibkaagaga sheegi doono Dhacdooyinkii aan islamarney Runtii Maaha Kuwa aan iloobi doono inata kadhiman Nolasheyda.yoonis runtii Hadaladii duniya wuxuu ka naxahay Hadalada calaacalka ee Duniya Aad ayuu u beerjileecay intaasi kadibna Waxuu uugu Jawaabey abaayo macaan aad baan uuga xumahay arinkaasi kuugu dhacay. Waan ogahay Dhibaatooyinkaasi waxayaabaha keena waxaana keena Guurka labadada qufood oo aan Aqoontata fiican isku laheyn. Waxaad ogtaa Duniyaaya Guurka waqigaani in uu yahay Mid kaduwan kuwii hore Waxyabaha guurka fiican lagu dhaqo nolashana sideedaba lagu hogaamiyo waxa lagu micneeyay Daacadda Hadal wanaagsan Samirka Farahabadan Runtii yoonisow adigu waxaad tahay nin aad u Caqli wanaagasan hadii ay ragoo dhan adigaga oo kale ahaan lahaayeen rag xumaan lahaa lama arkeen. Yoonis maalintii uubartey duniya ilaa iyo Iminka waxaa kusoo siyaadey dhibaatooyin farabadan asgoo kacaajisey Shaqadiisi asgoo ay kusoo siyaadey ilowsho farabadan iyo in uu markastaa Niyadiisa Galshaa sidiii gadhaasi Arinkiisa uugu sheegan lahaa Waxuuna Leeyahay Sitadatani Aduunyadu dhib badana dhibaato iyo colaada iyo ciilku u sahlanaa. Maxaa dhibkan aniga ii arkay? Alla maxaan sameyaa oo sidan uga baxaa dhibkaan faqriga ii dugaashaday oo iga reebay asaagay. Hooyaday waxbo mahaeesato abahay goor horuu dhintay ( Allaha u naxariistee) carurt dhamaan way iga yaryihiin, Ilaahbaan isku dhiibay isagaa u fiican wax lamagangalo) horaa loo yire laba kala barisay kala war la’a Duniya xataa waxay uqaadey yoonis jaceyl xaddhaaf ah aydoo is leh hadaad usheegato Arinkaaaga Muxuu kayeeli doono Waxayna Durbadiiba bilowdey Qoraalkiidii kusaaabsanaa Fariitna). To:Yoonis Walaala macaan maraka Hore igaga hano oo gudoon salaan kagaagaga soogudey Xubnaha uugumuhiimsan jirkeyga salaantaaso kamacaan badan malabka shinda kana udgoon badan Saxan saxada Roobka Salaantaasoo ah mid kuuqaasa ah yoonisoow Runtii waxaad tahay wiil somaliyeed oo dabeecada iyo Asluub inta Leh Waxaan maanta kusoo bandhigaa Arin aada Fileyn arinkaasi oo ah in aan ahay gabar somaliyeed oo kujecl Runtii Jaceylkaasi oo aan layaabanahay ilaa iminka sidada aankuugu Qaadey . Magaran karo waxaana rabaa in aad waxa igaagala qabto). Jacaylkii Internetka ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed……………… Waxay maxay jaceyl Madhabaa Mise Waa Dhalanteed Miyaad jeclaan Laheyd Ruuxadan Waligaa Arag Ruux Kaafog ama kaa dheer). Yoonis Waxuu yimid goobtiisa shaqada aheed asgoo maalinkaasi si aad ufaraxsanaa Runtii maalinkaasi waxaa kamquutey wajigiisa Faraxad saai d ah Durabdiiba Waxuu furid uugu dhaqaaqey Emailkiisa waxuuna islamarkiiba indhihiisu qabteen Waraaqdii duniya intii uu aqrinteeda kujirey waraaqdii ayaa qadka waxasoo gashey duniya oo Leh haloow yoonis aboow macaan igagaga waran xaladaada caafimaad soomaaha 100% durabdiiba waxuu kujawaab waa nabad abaayo macaan iska waran adiga ilaahey Mahadiisa intaasi Markii ;la isdhaafsadey ayeey Lasoo boodey Yoonis somadaan halin fariinteydii durbadiiba Duniya Waxaa lagaaga soowacey Somaliya reerkoodii waxaan loosheegey Saacad kahor in Hooyo ardo oo aheed duniya hooyadey gashey shil baabuur xalaadeeda caafimaadna ay aad uliidato Duniya Hooyadey oo markaasi kusugan Xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso waxaan larabaa in lookhaado duniya hooyadey Dubey ama Nairobi Si loogu soodaaweeye halkaasi Duniya waxay shaacisey in ay soogaari doonto Maalmaha soosocdo Haduu ilaahey yiraahdo Waxaan Go aan buuxa Logu gaarey in Maamada loosooqaado Wadanka Kenya. Duniya Hooyadey Waxaa lakeeney Malin kadib wadanka kenya Waxaan Laga soodajiyey Wilson Airport Waxaana lasocdey Farxiya oo aheed gabar ladhalatey Duniya durbadiiba Maamada Waxaa looqaadey Nairobi Hosbitaal Waxaana ladhigey Accident & Emergency Centre . duniya Durabdiiba Waxay soowacdey Maalin kadib yoonis oo ahaa Gacaliyaheeda Qaaska ah waxay usheegtey in hooyadey gashey Shil baabuur iminka ay joogto Nairobi Maalin kadibna ay labo Maalin kadibna imaandoono wadanka kenya kuna soodagi doonto. , Jomo Kenyatta International Airport labo maalin kadib waxaa Yimid wadanka kenya Dunaiya waxaan Airportka kusugaayey Qaraabadeeda Iyo Yoonis waxuu heystaa oo kaliya Duniya sawirkeeda ayaduna Waxay heystaa oo kaliya sawirkiisa aqoon buuxda la iskuma laho duniya markii aysoo cagadhigatey Diyaaradii sidey intii ay kujirtey Gudaha Airportka waxay soo wacdey yoonis una sheegtey in ay joogto soonagashey Waxay kaloo soo wacdey Walaasheeyd Farxiya Durabdiiba Waxaa la isugu yimid Banaanka Airportka Waxaan salaan Iyo ooyin isku Bilaaben Walaasheed Farxiya intaasi kadib waxay wacdey yoonis una Tilmaamtey Goobta Markaasi ay taagan Tahay Farxiyo oo layaaben Duniya Cidada Kamaqan oo ay baadi goobeyso Waxayna moodey in uu yahay Wiil ay islasocdeen durabdiiba Waxaa Yimid Yoonis oo aad moodo Habeenkaasi Quruxda iyo Dhalaalka Kamuuqda in uu Yahay asaga Xataa Habeenkaasi Flight Duniya iyadu Xataa habeenkaasi Waxaa kamuuqdey Farxad iyo reyn saa’id ah intaasi waxaa usiidheera habeenkaasi Quruxada kamuuqatey waxaa moodaa Mid saa id ah aydoo markeedii Hore udhalatey Qurux saa id ah iyo dabeecad Umuurraha ugu xooga badan ee soowajahay. Yoonis waxay aheed aydoo Imaatinka Duniya kunoqodey Filan waa iyo Amakaag iyo islahadal Durabdiiba intii gaariga lawada saarnaa ayaa meesha waxaa sheeko Dheer ku dhaxmartey Farxiya iyo duniya oo ay kawada sheekeysteen Duniya abaayo macaan miyadaan Guursan Wali maxaa kuugu dhacay oo aad udiidan Tahay Guurka Waxayna jawaab uugaga Dhigey in uu Dhiman Yahay Calafkeeda ama Ninkii ay Laqeysan Leheed Nolasha Badi Goob uugu jirto . intaasi Markuu maqley Yoonis ayaa waxaa kusii dhashey Faraxad durabdiiba Waxey Yimaaden Hosbitaalkii maamada kujirtey Nairobi Hosbitaal Dhaqaatiirta Waxay sheegeen In maamada Lagusameyn doono Maalamaha soosocdo Qaliin. xaalededa caafimaad ay tahay 50% Hadana ay koomo kujirto intaasi Kadib Duniya waxaa latusey hooyadey ) Waxaa latusey hooyadey oo koomo kujirto oo aananhadali karin xataa aydoo muraala dilaacsan ayeey kasoo baxdey qolkii ay jiiftey hooyadeey duniya intaasi waxaa usiidheeraa Daalfarabadan waxayna meel geesa ah oo kamid ah Hosbitaalka wadada istaageen Yoonis Waxayna Bilaabeen sheeko Dheer aydoo aad moodo dadkaani in ay Barigoodii Hore ayhaayen Dada isyaqaana siadada loowada sheekeysanaayo yoonis Waxuu habeenkaasi aad uugaga Faraxasanaa Nolasha Cusub ama Jawigaga Cusub ee kusoo Siyaadey Duniya maaheen Gabar Ladeen ilaahey Waxuu Uhibeey jir aad uqurxoon iyo dabeecada Wanaagsan Dhaayahii Mar arkaana Dhinac ujeeso uguleyn ,,,,,,,,,,,,,,,,, asgoo jooga Goobtii shaqadada ayaa waxaa utimid gabdhii uu dhaley Xaaji Cismaan oo ahaa xaajiga sidada weyn usoo gacan qabtey Yoonis Waxayna usheegtey in ay uheyso Arimo Asga qaas u ah arimhaasi oo ah kuwa aanan yoonis Maskaxdiisa Galeyn Runtii Raaqiya waa gabadha uudhaley xaaji Cusmaan waxayna jaceshahay Yoonis asaguna Ma oga arinkaasi . ,( yoonis ayaa waxuu aadey raaqiya Durabdiiba waxay Furtey Mowdiic hor leh kaaso ah mid aanan kusconeyn Yoonis hadlakii markii bilowdey raaqiya yoonis baa Yire raaqiyoow aniga arinkaasi Mayeeli karo runtii waxaa jirta gabar aan jecelahay marka mana qiyaani karo abaaayo macaan aniaga iska Key iloob runtii intaasi markey maqashey raaqiya waxaa lasoo darsay arimo farabadan intii ay kuwada jireen qulka labadoodaba Waxaa telfoon usoo dertey Yoonis Duniya oo leh sidada uugu Dhaqsiyaha badan noogu imoow Nairobi Hosbitaa. Yoonis oo yaabana oo isleh mamaamadii baa dhimatey ama ay kadratey ,,,, Xaaladeeeda Caafimaad ayuu aadey dhankii hosbitaalka asgoo Xataa uusan usheegin Raaqiya ayaa waxauu qabtey xagii Duniya Iyo Hosbitaalkii Nairobi. Durbadiiba Markuu Cagaga Dhigey Hobsbitaalkii Waxaa kagaga horyimid iridada banaanka Duniya ayaa waxay weydiisay yoonis Aboowe macaan igaaga waran xalaadada Caafimaad maanta wajigaaga kamuuqato faraxad maxaa uugu wacan oo kuugu dhacay Runtii arinkaasi su ‘aasha ah waxay kunoqotey yoonis Wadna qabatey Runta umasheegi karo duniya oo yaaban ayaa Tire yoonisoow ilaa maalinkaan kubartey iyo maanta waxaa iigusoo siyaado farxada iyo reyn reyn aanan lahaan jirey Maxaana uuguwacan arinkaasi Yoonisoow anigu magaran karo intaasi waxaa iisii dheer anigaa islahadlaa marmarka qaar maxay tahay Arinkaasi aniga usoo saameeyey Waxayna kaloo weydiisay Su aal suaashoo Aheed Ma jiraa jaceyl? Talow ma ,,,,,,,,,,, dhabaa mise waa dhalanteed Guurmuu qufku wax jeclaan karaa iyo Guurmuu Nici aydoo Weydiisay su aal kaloo aheed Yoonisoow Ruux aadan Aqoon Ruuxadaan arag Waligaa Majeclaan karaa intii ay sheekadoodada Wateen ayaa Waxaa Telfoon sooderey. Raaqiya Mana uusan kaqaban Waxayna Markale usoo dertey Message message kaasoo ah Mid Xanbaarsan Salaamo Jaceyl ah kuwaasoo isugu jirey Caalaacal Iyo Heeso Intaba Erayadeedii Raaqiyo waxaa kamid ,,, Ahaa Sidatani Aydoo ,,,,,,,,,,,,,,,, Tire ove you every minute,I cry because I love you, Yoonis I love you so much Yoonis Walaaley macaan Miyaadan ogeyn jaceylka aan kuuqabo baxaadiisa meesha uugaarsiisan Yahay Runtii mahaa mid aan halkaani kusoo Koobi karo runtii Yoonis Waxaa garan waayey waxuu uugu jawaabo Raaqiya. Raaqiya Reerkooduna Adbuu uqadariyaa Yoonis Ileen waa Reerkii intaasoo sano kuhaayey magaaladada Nairobi maaha kuwa uu iloobi karo haduu Xusuus Leeyahay Yoonis Xusuuso hadaada Xilseedahay, Yoonis asgoo yaaban ayaa waxaa su ‘aal Yaab Leh Weydiisay Duniya Waxayna Tire Barashada la isku barto Internetka Malagu faa idaa Mise Waa Lagu Qasaaraa Yoonis Waxaa kusoo Siyaadey Booq maskaxdiisa Iyo islahadl Joogto asgoo Goobtii Shaqada xataa Leysi kanoqodey oo yoonis oo yaaban ayaa Waxuu Yire Duniya Abaayo macaan waxaan rabaa in aan aado Xafaada Madax ayaa Iyara Xanuunya Aydoo Tire Yoonis Aboowe Miyaad Dhibsatey Hadaladeyda Joogtada ah Waxuuna Yire May) Maya abaayo macaan mana aanan Dhibsan mana dhibsan doono Hadalkaagaga Waaba Midka kale ee aan ubaahnahay Runtii in aan maqlo markastaa . Yoonis Markii uu yimid xafaadada Durbadiiba Waxaa telfoon usoo derey xaaji Cismaan uuna usheegey in uu sidada uugu dhaqsiyaha Badan kusoo aado Monbaasa) Arimo xagaga shaqadada ah Yoonis intaasi markii uu maqley waxaa aad uugu Cuslaadey Safrkiisa waxuuna niyadada galshaa mabaxadaa oo majoogtaa maxaad sameeysaa Niyahoow iyo Arimo kaloo farabadan. Asgoo niyadada iska Yiraahdo Taloow May duniyaad Cileen kartaa Yoonis Sidii uugu Dhaqsiyaha Badneed ayuu ku aadey Mombasa . Waxaa uu utagey Xaajigaga oo usugaayey Sidii Bil dhalatey oo kaliya Durabdiiba Waxay Galeen Shir uqaasa ahaa Laboodada Yoonis Iyo Xaaji Cismaan Yoonis Waxuu masuul ka ahaa Hantiga Xaaji Cismaan Durbadiiba Waxaa xaajigaga Afkiisa kasoo baxay Yoonis Runtii Aniga maahi nin abaalkaaga Gudi karaa maxaa Yeeley Waxaad ii kahabtey Ruux ii khaban lahaa Majirto maanata Waxaan Go aansadey aniga in aan kusiiyo Gabdheyda Raaqiya yoonis Waxaa Kudhashay Buuq Iyo Islahadal kale asagoo Si buuxada U oran Karin Adeer aniga Guur Diyaar umaahi Watigaani Lajooga Xaji Cismaan waxuu Jaanis Siiyey Yoonis Jaaniskaasoo ah 2 Week Si uu uugaga soo Fakri Arinkaasi Ah Guurka Raaqiya Cismaan Yoonis Waxuu Go aan buuxadada kugaarey in uu Faraha Kaqaado shaqadada xaaji Cismaan oo ahaa ninkii sidada Wanaagsan uugusoo Dhaweeye magaalada Nairobi hadan Way usuuroobi weysay in uu taasi Casiladaada sameeyo Waxuuna . Go aansadey in uu usheego xaaji Cismaan in uu Jecelyahay inankale oo uusan qiyaani karin Jaceylkeeda uusan maanata Diidileyn hadalka xaaji Cismaan xaajiga intaasi Markey dhagahiisu Maqleen ayuu Waxuu Yire yoonisoow Gabdha aad sheegeyso Miyeey kaqorxoon Tahay Gabadheyda Mise Waxuuna jawaab uugagaDhigey Yoonis Gabdhaasi in aysan kaqorxooney Hibaaq lakiin uu jiro, Dooq ayna wadada socdeen Waxbadan xaaji Cismaan Ayaa balan kuqaadey in uu gabadhaasi udhiso doono Saacad kastaa uurabo Yoonis Asgaga uushaqooyinkiis Siwaangsan uguto Maanta Waxii kadanbeeya Loobadali doono Shaqadiisa Xagaa iyo Dubey waxaana masuul oogadhigey Xafiis Cargo ah oo labadada kasoo Qaado Dubay To Kenya Bankok China Iyo Wadada kaloo Farabadan yoonis Waxaa Fuushey Masuuliyada aad u Tasoo uugaga Fiican Midii Hore ama shaqadiia auu haya ee Internetka intaasi oo dhan waxauu kugaarey Wanaagsiisa iyo aaminimada usii dheer asgoo ahaa nin aad ujecel shaqada karti Dheeraad ah Lahaa Markii uukasoo Laabtey Safarkii Monbaasa Waxuu Si tuus ah u abaarey Halkii ay kusugneed Duniya Cadeey duniya oo maalmahii uu Safarka gaaban kumaqnaa Gacaliyaheeda Galisaey niyeeda Arimo kale yoonisMaalinkaasi Wajigisa waxaa kamuuqatey Faraxad Dheeraad ah asgoo Loo balan qaadey Howl farabadan markii uuyimid Gurigaga Duniya ay kadagneed magaalada Nairobi kaasoo Kuyaal Xaafada Sud B ee magaalada nairobi Durabadiiba Waxaa Sidiiran usoo Dhaweysay Duniya walaasheed oo markaasi kusugneed Xafaada waxayna usheegtey Duniya maanata in ay aadey Xaflada laga Martiqaad ahYoonis Durabdiiba Waxuu Wacay Duniya una sheegey in uu joogo xaafada waxayna kuwargalisey in ay imaano 10 Daqiiqo Kadib Waxuuna gudaha usiigaley xafaadada Duniya waxaana loo diyaarshey Cabitaan Qaboow IyoQado waxaan daqiiqado kadib Yimid xaafadada Duniya oo maalinkaasi Indhihii Arkaa aysan Dhinac ujeeso uguleyn Waxaan lawada Fariistey Qulkii fadhiya waxaa hadalkii bilaabey Yoonis oo uugaga sheekeynaayo Gacalisadii Safarkiisa ama Guulahaii usoo Gaarey ama usoo hoydey intii uu jirey Safarka iuuna kasoogaarey Qursho Ad usareeya Lagana Dhigey Boss Waxii maanata kadanbeeya ay soofuushey Masuuliyad aad usareeya Week Kadiba uu aadi Doono Safar Xagaa Iyo Dubay Duniya oo yaaban ayaa Tire aboow Waxaan kaala Dardaarmayaa In aadan Waligaaba shaqadaada Fiirastaa oo aad Noqotaa Nin Adag Adag oo Xilkaasi Qaadi karaa waxaad kaloo ugaataa aniga in aana ujoogin Nin adiga aanan Aheyn uusana Iguursandoono Haduu ilaahey Yiraahdo sidaasina uulasoco Yoonisoow Ogsoonow,,,, Saacad kastaana in aan Ahay Naf kujecal oo aadan Qalbigeyga uugataal Qeybo Muhiim ah Lagama Yaabo in aan Ku iloobo Yoonisoow intaadNooshahay Yoonis Waxuu lasoo boodey isna Aniga sidookale lagama yaabo in aan ku iloobi inta kadhiman Nolasheyda Waxaa sooWacey Xaaji Maxamed una sheegey 2 Maalin kadib in uu Yahay Safar Tigidkiina Udiyaar uyahay aadi doonaa Wadanak United Arab Emirates Xagaasi kasii Wadi Doono Howlasii shaqada Cargo ah Duniya oo Layaaban Safarkaani Dag Dag ah Ayeey Waxay shobin Lasoo Sameysay Gacaliyeheedii Qaaliga ah Townka Nairobi Intii ay Kuwada jireeyn Dinya iyo Gacaliyeheeda Yoonis Waxaa sikadis Ah uugaga Horyimid Raaqiya ooah Gabdhii Xaajiga Waxayna Si aad ah ujeceshahay yoonis Asga Waxa jecel ah uma Qabo Mid Walaanimo Mooyee Waxay usoo Leexatey Dhankii labadooda Yoonis ayaa Barsho Isbarey Labada Gabdhood Duniya Gabdhaani Waa GabarWalaashey ah Magaceedana Waa Raaqiya Raaqiya Gabdhaani Waa Gabdhii aan kuu sheegi Jirey ee aan Jeclaa iska Baro Raaqiya intaasi Markey Dhagaheeda Maqleen Wey muraala Dilaacdey Waxay Salaan Aysan Raali ka aheyn Utaagtey Duniya duniya oo markaasi iyada Xataa Dareemi kartaa Raaqiya Waxa badaley Faraxadii kamuuqatey Markii ay Ereyadaasi Maqashey Raaqiya Iyo Duniya ayaa Indhaha isku Gubay Waana Laka dhaqaaqey Saacado kadib ayeey Waxay su aalo , Dhowr ah Weydiisay Gacaliyeeda yoonis oo ay tire Aboowe macaan gabdhaani Miyeey Waxkaala Dahxeyn Jireen Mise Waad Xumeysay Waxuuna Jawaab uugaga Dhigey Diyaar Miyaad U tahay in aad maanta ogaato aniga iyo gabdhaaniwaxii na dhexmarey ok anigaa kuusheegi doono Hana Sugi Waayen DhagahaganaUfuro intaasi Kadib waxuu uugaga Bilaabey gabdhaani in uu Dhaley Xaajiga sidada Qiimaha Iyo Qaayaha Leh ee uugusoo Dhaweeyey Kenya Nairobi teedakale Hantidiisana Madaxa uugaga Dhigey Lana rabey in uu Guursado taasi Dhici Weysay Hadana Guurkeeda Udiidey Waxayna Lasooboodey Aboowe Maxaad Udhaawac dey Niyada Gabdhaasi Intaasi Kadib waxaa soo wacay Xaaji Cismaan una sheegey in uu uugu baahan Yahay Sidada Ugu Dhaqsiyaha badanuugu Yimaado Hilton Hotel oo uumarkaasi Shir kulahaa Xaaji Cismaan Durabdiiba waxauu udhaqaajiyey Xagaaga Iyo Hotelkii Hilton Waxuunautagey Xaaji oo sugaayo Waxaana Farha Lagasaarey Tigidkiisa Iyo Basborkiisi dardaran Xoog lehna Waa ladar daarmey in uu Noqodo nin Shaqadiisa Gutaa Waxaana loosheegey in lagu sugaayo Dubai International Airport Lana Geyn doono Goobta shaqada Loona sheegey Waxii kayaala Nairobi in uusiiAruursado inta Ugaga Dhiman Safarkiisa Waxuuna kasoo Tagey Hotelkii uu kusugnaa Xaajiga waxuuna soo Abaarey Xaafadii Duniya Duniya Iyo Asgaga Habenkaasi Waxay kudardaar meen Dardaaran Xoog badan habeenkaasi waxaa lagu Kala Tagey Farax Iyo Reyn Rey Subaxii Markuu Waaga Baryey Waxuu Diyaarsadey Baagiisi Dharka ah Waxuu Telfoon Uder Hooyadiisa una sheegey in uu uwareegey Xagaaa Iyo Dubay asagana uulasoo Hadli doono Markuu tago Halkaasi Yoonis Waxaa Lageeyey Jomo Kenyatta International Airport Waxaana Maalinkaasi Lasocdey Asxaabo Farabadan Waxaa kamid ahaa Duniya Iyo Xaaji Iyo Gabadhiisa Raaqiya oo maalinkaasi Aysan Waxa Faraxad ah kamuuqan Niyadeeda Waxaa Airport banaakaasi Sawiro kuwada Galey Duniya Iyo Yoonis oo Faraxasan Raaqiya Markey Aragtey Arinkaasi Waxaa Indhaheeda kusoo IsataagenIlomo . Yoonis Waxuu United Arab Emirates Kasii bilaabey Howlahiisa Shaqadada ahee Yoonis mudo gaaban kadib waxuu Laqabsadey Shaqadii shaqadaasoo kafiicaneed Tiihore waxaan uuheyn Jirey Waxuuna Noqdey Boss Ama Badrooni . Hadaba Aqrostoow Waxaad Ogaataan In Jaceylka Sidada Loodhiso Adaga Tahay Balase Fududahay Sidada loo burbursho ) Duniyo Hooyadeey wey caafimaadey waxaana Loocelshey Somali oo markeedii Hore loogaaga keeneey Caafimaad Duniyo Mar hadii uu Katagey magalaadada Nairobi Gacaliyaheedii Qaaligaga ahaa Yoonis Aydu faraxadeedada maaha sidii Hore, Duniya Markii ay anbaba bixisey Hooyadey Waxey Go aansatey in ay kulaabto Wadankii aya katimd Newseland aydoo aana FaraxsaneynRuntii Maadama. Usan Yoonis joogeyn kenya Duniya intii ay isku diyaarineysay Safraka ayaa Waxaan Soodoontey Wiil ay isku Reer Yihiin Waxaana aydoo Warmoog ah ay. Timid xaafadoodii Arinkiina Markii loosheegey Waxay tire aniga Doonimaayo ninka aad sheegeysaan Mana Rabi in aan Arko Wajigiisa aniga waxaan leeyahay Lamaani iilaqeysada Nolasha kaasoo ah Yoonis hadii aan asaga waayana dooni Maayo Ninkale Intii ay sheekadada kujirtey ayaa waxaa soo wacey saxiibkeed Yoonis oo Qabaar moog ah asgoo markaasi Rabaa in uu ogaado Xaaladadeda Caafimaad oo kaliya Waxayna usheegtey Week Danbe in ay rabto In aylaabto. Haduu ilaahey Yiraahdo Waxayna uuna usheegey I missed you so much Ayaduna Waxay Tire Me 2 Waxuuna Yire waxaan kusoo Derayaa lacagtaadii Shopinka aheed Ayadoodoo diidan Lactaagtaasi Waxayna Tire abaoow Maacaan aniga uma baahni lacaga waan Heystaa Mid iigu Filan waxauuna Jawaab uugaga Dhigey lacagtaasi waa mid aan kuugu talagaley Adiga Duniya Qaado Lacagtaasi oo Cadadkeedu Ahaa..) 450 Us$ Doolar Waxuuna Yire inta aadan Baxin waa in aad isoo Wacdaa Yonis intuusan Dhameysan Telkiisi Waxaa soo Wacdey Raaqiya oo aheed Gabdhii Xaajiga Ayaduna Si Xaddhaaf ah u jecel Aydoo Leh Dear Yoonis I miss you so much believe Me Ilove Yoonis Yooniso oo yaban ayaa Mar afkiisa waxay kasoo baxadey Raaqiyaay anigu Maqiyaani karo Duniya kuuma sheegi karo Been aanan Jirin ayduna Waxay tire Yoonis Miyadaan Naxariis leheyn Miyadaan Dareemi karin Dhibka aniga iheysta ama dabka iigushidan Har iyo Habeen Miyadaan ogeyn in aan ahay Ruux sidhab ah kuu jecel Waxuuna jawaab uugaga dhigey waan dareemi karaa lakiin Masameyn Karo Arinkaasi aad buu iigugu adag Yahay abaayo Raaqiya oo Ilamada kadaadaneyso ayaa Iska Dhigtey Telfoonkii . Aydoo garanla waxa Arin ah oo aysameyso Maxaa lagudboon oo ay sameen karataa Raaqiya ama kusoo Jiidaan Kartaa Qalbiga Yoonis yoonis Qalbigiisa Waxaan ka go eyn Jaceylka Duniya oo ah Mid Adag Raaqiya Waxaa kusoo Siyaadey Jaceylka Yoonis Aydaa israacsiisey Sidii Ruux ay hanan kartob Qalbigiisa Yoonis Waxuu shirkdada AL .Amal kusoo Derey lacagtii Shopinka Duniya oo Aheed 450$ doolar Duniya 2 Maalin kadib Waxay Rabtaa In Kunoqoto Wadanak Newseland oo ah meeshii ay katimid Markeedii Hore duniya Waxay isku Diyaarisey Safrakeedii ahaa Bixintaanaka aydoo rabto. Maalin kadib in ay baxdo ayeey Tellfoon udertey Gacaliyaheedii Qaaliga ahaa Nasiib Wanaag maalinkaasi Telfoonkii waa uu dansanaa Yoonis Waxuu kujirey Bangi Aydoo yaaban oo markastaa kucel Celineysaa telka yoonis ayeey isaga soonoqtey Xaafadoodii Waxaana 4 Saacadood kadib Telfoon usoo derey yoonis oo Rabaa in Umacsalaameyo Gacalisadiisa Qaaliga ah Duniya Durabiidaba Waxaa soo dhacay telkii Duniya Waxaana Shaashada Telfoonka Kusoo Qorey My Love kaasoo ah magaca ay uula baxadey duniya Yoonis Durabadiiba Waxuu kubilaabey macaaney igaaga waran Caafimaad kagaaga soomadaan Helin lacagtii Waxayna Tire mahadasanid waan heley boowe macaan. Lacagtaadii waxaana kagaaga mahad celinyaa Sidaada Qiimaha iyo Qaayaha leh ee aad iskusoo Xilqaaten lakiin maanata dhorjeer ayaan soo wacey telkaagaga waana uu dansaa Waxuuna jawaab uugaga dhigey macaan waxaan kujirey Bangi lamana ogalo Telka Markasta oo aad soogaleyso Bangiga waa Qasab in aad damiso telkaagaga Kana Raali ahoow Guurmaad Baxaysaa Waxayna Tire aboowe Habeen Danbe haduu ilaahey Yiraahdo Waxuuna Yire Yoonis… Dear Dunia Waxaan kuusheegayaa in aan Si xadhaaf ah kuujecl lahay WaxaadOgaata in aysan kaamarmi karin Nafteyda oo aad tahay Ruux aan si dhab ah ujeclalahay. Lagamana yaabo in aan Qiyaano jaceylkeyga ama Nafteyda Ogosoonowo Niyaadada Gali taasi I Love always, Ayduna Waxay Tire Me 2 intaasi kadaib Waxayna Kubalameen Balmo Muhiim ah Ilaahoow kadhig kuwii Is calafadaa Labdaasi yoonin Hadaldii Afkiisa Ugudanbeeyey Waxuu aha Haa. Dear Sweetheart, Duniya I miss you so much, Duniya Waxay tire gacaliye Waxaan kusoo Wacyaa markaan Tago Xagaga Newsaland hadii aan kusoo Waci waayana adiga isoo wac si aad uogaato in aan nabad Tagey Waayahay Macaaney Maanta Waxaan aad uugaga Xumahay Safarkaaga oo kusoo aadey Anigoo magaalada Kamaqan Waxayna Tire Dhib malaha taasi Ka muhiim san Shaqadaada Dadaalkagan Badi Noqo Nin Karti Badan Raaqiya Waxaa Soodoontey Wiil oo Dhaley Abtigeed Sheekh Cali Markii Loosheegeyna Waxay Tire Abe macaan aniga hadii aan gursanaayo Nin Waxaan Guursanayaa Yoonis Aloow Cadaabin Ruuxaan Wax Ogeyn .. Duniya Markii ay kulaabatey Wadankii New Zealand waxaa magaalada Ama Garoonka Diyaarahada kusoo Dhaweeyey Asxaabteeda oo farabadan oo isugu jiraa gabdho Iyo Wiilal intaba Kadibana Waxaa loogalbiyey Hoygii ay kadagneed Magaalada kasoo Kuyaala AUCKLAND ) Yoonisa Waxaa kusoo siyaadey Nolal uusan Waligiisaba Kuhamin in uugaari doono Maalin uun Waligaa Haka quusan Nasiibkaaga Ragoow Runtii Waligiisa Kuma uusan Hamin in uu gaar Karo Heerkaasi uu maanata taagan Yahay Waxaa kurmeer uugu tagey Yoonis Xaajiga uu ushaqeynaayey Markii tagey dubay waxaa loosheegey wiilkaani in ay shaqadiisi Tahay Mid wanaagsan Iyo Mid Mustaqbal ah Yoonis ilaahada Niyadiisa Waxaa ka go i la Duniya Duniya Dhaayahii Mar arkaa Dhinac kale usjeeso Xataa ma ugalo Dhanka Quruxada Dhanka Dabeecada iyo Asluubta yoonis Waxaa loo balan qaadey Faa iidada uukasoo Saaro Gacanacsiga 100% 20% waxaa loogu bishareeyey In uuguursan Doono jaceylkiisa Dhabta ah taasi Waa Tuma Waa Duniya Cadeey Yoonis Waxaa soo wacdey Gacalisadiisa Qaaliga ah Duniya Hello Hello Hello Waa Ruuxa Waxayna Tire Waa Duniya Macaane iiwaran You my sweet love I miss ever so much Asaguna Waxuu Yire Intaasi In Lamid ah Dumar ugu filrooneey, dayax shan iyo tobanaay, dahab lagu masaalaay, da’da tii toddoba iyo toban gu’ga loogu darayeey, indho deeralayeey Intaasi Kadib Markii La isweydaasadey Hadldii Naxariista Lahaa Waxay kawareysatey Waxyaabahii kusoo Siyaadey Dhanka ShaqadiisaWaxuuna Yire Waqtigaani lajoogo Shaqadeyda aad bey uwaangsan Tahay Week Gani waxaan Rabaa in aad Gaaro Safar Dag dag ah Indonesia Howlo Shaqo ah uuna kumaqnaan Doono Mudo 15 Cisho ah Haduu ilaahey Yiraahdo Duniya Niyaadada ,,,, Qeyr usheeg Hadaan Labdeena Calaf isku Leenahay waan Is guursaneynaa Qerka Gali niyaadada Kasaar Waswaaska Runtii Aniga Quf aan kuugu Doorsanaayo Majirto. Dunidaani Waxaad Tahay Qufka Kaliya ee aan Habalaha kaala soo Baxay Intaasi Intaasi kadib Waxuu Tirshey Tixdan Maansad uu Alahaa Abwaan Siyaad Maxamed Muuse Waxayna Udhigneed Sidatani ,, Duniyaay waxaan kali Dadka kaala soobaxay Suugaan kuugu tiriyaa Samo kuugu dhawraa Samaan kuugu heesaa Suleekha kuugu yeedhaa Wanaagaaga u,sida Sidii sabi dhalaameed Saxar kaaga ilaashaa Waa jacal i,saarnaa Sadax iyo toban sano Sidii tiriig siraadnaa Ayaa igu siyaadoo Saameeyay molashoo Aan laseexan. waayoo Saqda dhaxe i,mira,oo Sahwi igu salaamoo Sanka iga duleelshoo Suudiyo cadceedkulul Saynabeey i,dhigayoo Maanta aan lasoognahay Hadba dhinac ii,sida,oo Marba,aan lasarakici Naftu way siloontoo Samir qaadan waysoo Intaasi Kadib Duniya Waxaa indhaheeda Kasoo Daatey Ilomo Waxayna Tire Aboowe macaan Aniga Hadaan Adiga kuwaayo Marabo Guur oodhan Waxaad ogataa in aan Kuujeclahay Si Xadhaaf ah ogsoonow Saacad kastaa in aan kuugu Haayo Qalbigeyga Ogosoonoow Xili kasta In aan Jeclahay in aan Ku arko Waxyna Tire Indhaheygu Waxay jecel yihiin In ay Ku eegtaan Qalbigeyguna Waxuu Doonayaa Adiga Weeyaan Yoonisoow Ilaaheyna Waxaan kagaaga Baryayaaa Cimri Dheer Caafimaad Taam ah in uu ilaahey Dhamaanteen inwada Siiyo intaasi Kadibna Qey Iyo Warsan Waxaa Balan inoo ah Markaan tago in aan kusoo Waco Duniya Intaasi Kadib Telfoonkii Markuu kala Dhigey Ayaa Waxaa soowacdey Raaqiya Ileen Waa Beer Waxa jecel Ayduu Leh Yoonis Huduu Beer Wax jeclaado kuugu Yaalo Wax iilaqabo aboowe Yoonis Waxuu Durabdii Ku yire Raaqiyoow Aniga Waxaan jeclahay Duniya Mana Qiyaani karo jaceylkeyga adigana Kuuma Sheegi karo Been ii ga Rali ahoow Abaayo macaan Raaqiya ayaa Waxay Weydiisay Su aalo Dhowr ah Waxayna Tire Duniya Waanag Aniga Naag Maxey idheertahay Yoonis Waxaan karaab Jawaabtaasi Waxuu Yire mahaayo jaanis aan kuugu sheego Jawaabtaasi .. Raaqiya Kama aysan Quusan Jaceylka ay uheyso Yoonis Markasta Waxay rabtaa In aysoo jiidato Laakiin Yoonis Qalbigiisa Waxaa kaliya oo kujira Duniya . Raaqiya Waxay kucel Celisay Miyaadan Naxariis Laheyn Miyaan Kuu qalmin aniga Miyaana Noqon karin Xaaskaaga Miyaadan Isheyda Kaqeyn Miyaadan Ogeyn in aan Waxbadan kujeclaa Maxaad sidaasi oo Dhan iigugu Galeysaa Waxayna Weydiisatey Telfoonka Duniya Waxayna Tire Waxaan Rabaa in aay Lahadlo hadaada isiin Kartid Lanbarkeeda Walaal Waxuuna Yire Waan kusiinya Ee iigusoo Celi telfoonka Shaqaan kujiraa oo Buys Baan ahay Raaqiya Waxayna kucelsey 30 Mind kadib waxuu Si Bareer ah u Yire Kusiin Maayo abaayo hadaada igaaga Xumaan Laheed iyo Hadiikalba Raaqiya aydoo Maalinkaasi Xaaladeeda Aysan Wanaagsaneyd ayey kusoo Laabatey Gurigoodii Waxaana Uyimid Gabdho Saxiibadeeda ah Maalinakasi Waxay aadeen Xaflad Aroos Markii Ay Kasoo Laabteen Ayeey Waxay galeen Shil Baabuur Raaqiya Waxaa soo Gaarey Dhaawacyo Halis Ah Waxaan Loosoo Qaadey Hosbitaal. Raaqiya Waxaa loola cararey Nairobi Hosbitalaa Xalaadeeduna Dhaqaatiirta aad bey uugaga dersheen Xaaldeeda Caafiimaad Raaqiya waxaay ay ka jabtey Laba Xubnood oo kala ah Sinta iyo Dhabarka runtii Xaaladeeda aad bey uliidataa Raaqiya waxayn gashey Koomo Waxaan Magaalada Nairobi Safar Dag Dag ah kusoo gaarey Xaajiga oo ahaa Raaqiya aabaheed iyo Yoonis Iyo Wiil abtigeed dhaley oo Raba in uu Gurrsado ( Raaqiya) Yooonis Markii Waxuu ugudbey Hosbitaalkii ay jiiftey Raaqiya asgoo Raba in uu ugaado Xaaladeeda Caafimaad sidada Ay tahay Durbadiiba Waxaan uulahadal Dhaqtrakeeda Qaaska waxaana looshegey in ay koomo kujirto aan lalahadali karin Ayna jiifto Qeybta Accident & Emergency Centre Waxaan loosheegey Xaajiga iyo Yoonis in aan lala kulmi karin Raaqiya iilaa Amardanbe yoonis Maalinkaasi Waxaa Wajigiisa Kamuuqdey Niyad jab asagoo aad Uga xumaa dhibka soo gaarey Raaqiya Markaasi Iyo sidada ay Xaaladeedada Caafimaad noqondoonto Aloow Caafi Raaqiya Dhaqaatiira Nairobi Hosbitaal aad bey uugaga Dersheen Xalaada caafimaadkeeda Iyo Sinta oo aay uburburtey Ayagoo markaasi sheegaayo in aysan waxaba kaqaban Karin arinkaasi ilaa biro lagu rakibo mooyee Aloow Caafi Raaqiya Xaajiga oo Ahaa Abaaha dhaley Raaqiya ayaa waxuu Go aan kugaarey in Looqaado Wadanka Dibadiisa maadama Gabdhiisa xalaadeda Caafimaad lagaga Dershay xaajiga uu ahaa Nin Ganacasade ah oo Awoodada Dhaqaalaha kubaxaayo oo Yoonis ayaa Waxaa soo wacdey Gacalasadiisi Qaaliga aheed Waa Tuma Taasi Waa Duniya oo wacadey xagaa Dubay loona sheegey in uu Safar dag adag ah uugu Adey nairobi aydoo Markaasi moodeysaa in uu Guursan Rabo Raaqiya Aloow Ha Cadaabin ruuxan Waxa Ogeyn Durbadii Waxay tire Yoonis igaaga Waran Xalada Caafimad maxaa Dhacay oo Safaraka Dag Dag ah usoo Gashaey Ma dhibaa jira Waxuuna Durabdiiba kubilaabey Hadalkiisii Haa macaaney Waxaa, Accident Galey Raaqiya waxaan usoo Adey in aan Ogaado xaaldeyda Caafimaad waxakloo Jiraa majiraan macaaney Runtii intii ay Wadada hadalyeen Lamaanayaasha Waxaa Cardkii Ka Go ay Duniya Waxaan Goobtii uu Taagnaa uugu Ymid Yoonis Drk kii oo Raadi Naayo Asgoo fariin uugu wadaa Raaqiya Isla Markiiba waxauu ugaley qulkii ay Jiiftey Raaqiya markii uu Gudaha Galay Ayaa waxaa soowacdey Duniya Marka Yoonis ayaa Waxuu Yire hadertaani Buys Baan ahay abaayo macaan Raaqiya ayaa waxay Codsatey in Aylahadsho Duniya Rabtaana in ay Su aalo Weydiiso waana U ugulaadey Yoonis Waxuuna U dhiiibay durbadiiba raaqiya Waxay halkaasi kasii Wadetey Sheekdii Waxaa Xogaaga Naxariis ah Qalbigeeda Gashey Duniya Markeey dhageysatey Hadalada Raaqiya ama ay maqashey Dhaawacayad soo Gaarey intii ay sheekadada kujireen Raaqiya Waxay lasoo boodey Guurmuu Arooskiina Dhacayaa Guurmaad Aqalgaleysan Dalka Mise Dibaduu kadhacayaa Soo aashaa Jawaabteeda Kari Weysay Duniya Taasoo Aysan Waqtigaasi Aysan ka Jawaabi karin Abaayo Duniya waxay Raaqiya Jawaab uugaga Dhigtey Taasi Waxaa kamuhiim san Caafimaad kaaga Abaayo Kawanaagsan Adigoon Cafimaadina Waxa Dhacaayo Majiraan Raaqiya ayaa Waxay Si Kaftan ah Utire Hadaan Wada Qeysano Yoonis Maxaad kaqabtaa Arinkaasi Maxaad kaqabtaa Dooney Duniya Waxay Tire Raaqiyeey Maraka Hore Caafimaad kaagaga ayaa kawanaagasan Wada Qeybsiga Halaga Gaaro Hadaan Aniga Calaf isku Leenahay Waan isheleynaa Hadaada Adiga Leedahayna Waad Haleysaa Maraka Hays Dadajin Anigaana Kusoo Waci Donoo ) Markastaa Haduu Ilaahey Yiraahdo Alahana Ku Caafiyo Walaale Waxaan Isku Sohara Rey Raaqiya Iyo Yoonis Raaqiya Ayaa Waxay Yoonis Weydiisay Dhowr Su aaloo Jawaabahooda Adag Yhiihin Kuwaasina Waxaa kamid ahaa Yoonis Waxaan Rabaa in aan kuweydiiyo Aniga Iyo Duniya Maxay Tahay Farqiga Noo Dhaxeeya ama Ay idheertahay Naaganimo Ma iisheegi karataa arinkaasi Maxeysa Tahay Ciladada aad iigu Diideyso aniga Duniya aad Kurabto Mise Anigu Maahi Dooqaaga aboow Macaan Miyaadan Ogeyn In aan ahay Gabar somaliyeed oo ku jecel si Xad dhaaf ah Miyaadan Ogeyn In aan Saacad kastaa Qalbigeyga kuugu Haayo miyaadan ogeyn Dhibaatada uu Leeyaahay Jacelka Miyaadan Ogeyn in aan Dartaa Waxkastaa usameyn Karo Macaaney maad sidada ii dhaantid Yoonis oo Garanla Waxuu sameeyo ayaa Madax Gacmaha Saartey Maxuu sameyn Karaa Muxuusa Ugaga jawaabi Doono su aalaha Faraha badan ee Laweydiiyey Waxuuna Jawaab uugaga Dhigey Abaayo macaan aniga Gabdhaasi Ma Qiyaani karo umana sheegi karo Waxa been ah Xataa hadaan Ayadada been usheegi karin Aniga beenta iisheeg oo Dheh Mar uun Waan kujeclahay. An Qalbigeyga intaasi uugu Qaboojiya ama aan Niyadadeyda Galsho Macaanoow Miyaad ii Awoodaa Intaasi Adigoo Raali iigaaga ah Mise iima aad Awoodid , Maya Ama Haa indheh adigaa kaasugayaa Jawaab aan kuqanci karo Runtii Jawaabtaasina Hadadan hada aadan isiin karin xataa Waxaad isiisaa Markale oo aad jaanis Leedahay Runtii Igana Raali Ahoow Macaanoow hadaada Waxa Dhib ah uragtey Inaasi Aniga majecli Dhibkaaga Lakiin Waxaan ahay Ruux la ildaran jaceylka Ogoow Taasi Macanoow Maanta Karaali ahoow Waxii qalad ah oo Dhacay Guurmaadna Kulaabaneysa Shaqadaada Waxuuna Jawaab uugaaga Dhigey Waxaan sugayaa Xaajiga Waqtiguu Igu yiraahdo Laabo ayaan laabanayaa Waxayna Hadada Weydiisya Guuraamaan Kaheli Doono Jawaab Waxuuna Yire Maalamaha soo Socdo Haduu ilaahey Yiraahdo Yoonis oo Yaban Hadalada isdaba Jooga Raaqiya oo aan Jaaniska Leyn ayaa Waxuu Bilaabey in uu Niyadiisa Lasheekeysto asgoo Maxaad usheegi Doontaa Gabdhaani Walaashaa ah Miyaad Been usheegi kartaa Adigoon Waxaba Adan uqaban karin hadaada Tiraahdo Waxbaan kuula Qabanayaa Maxay xaaladeedu Noqon Doontaa Ayaduna Taasi Mid kaloo ayaduna ubaahan Jawaab Dag Dag Ah Runtii Waxuu Go aansadey in uu Kulaabto Shaqadiisi Iyo Howlahiisa Dubay Waxuuna Go aan Ku Gaarey 2 Week Gudahooda in uu isku diyaarsho Safara shaqo ah uugu laabayanaayo Tiisii Hore asgoo Hadalada Raaqiya mar walibaa ay dhagahiisa Kasii Shanqarayaan Muxuu Sameyn Donoo Yoonis Maxaasa Lagudboon Yoonis Waxuu iska Adey xaafadiisi Waxaan Hadadana Soowacy Mar Labaad Duniya oo Leh Yoonisoow Guurmaad kulaabneysaa Dubay Waxaan karabey Alaabo in aad iigusoo Dhiibto Gabar aan Saxiib Nahay oo aan soo Siiyey ciwaankaaga Waxuuna Kuyire 2week Kadib ayaan Jeclahay in aan Laabto Haduu Ilaahey Yiraahdo Duniya ayaa Tire Yoonisoow Aniaga Waxaan Rabey Inaan Hadaad Waqti Fiicaan Heysto in aan Wada Hadalno Markaasi ayuu Waxuu Yire Maxaa Dhib ah oo Jiro ama Kuugu soo Siyaadey oo Dhib ah Waxayna Jawaab uugaga Dhigtey Adigaan kuu baahanaa Hadana kuuma sheegi karo Cilada Jirtaa Awgeed Marka Waxaan rabaa in aan Kawada sheekeysano Asagoo Halkaasi Yire Ok Waxaba kamaqabo Arinaakasi Waana kawada Hadli doonoo Haduu Ilaahey Yiraahdo Yoonis Waxaa kusoo Siyaadey Dhib kale Iyo Buuq Waxuuna Noqdey Jaam asagoo Bilaabey in uu Garan Waayo waxa uu sameeyo Yoonis Waxuu Go aan Kugaarey in uu Safarkiisa Dadadjiyo Waxuuna Adeey Xaaajiga uuna sheegey in uu Rabo in uu baxo Xaajiga waa Ogulaadey Arinkaasi Waxuuna Gu aansadey in uu Baxo 2 Maalin kadib Waxuu Hosbitaalkii Kubooqdey Raaqiya Una sheegey Safarkiisa in uusoo Dag Daggeyna Rabna iin uu Baxo 2 maalin Kadib Markii Utagey Hosbitaalkii Waxuu durbadiiba ugaley Qulkii Ay kujirtey Raaqiyana Waxuuna Unsheegey in uu Baxaayo Waxyna Tire Abuuwe macaan Muxuu Yahay Safarkaani Dag Dag ah ee aad sidada Ugu Dhaqsiyaha Badan ugu Baxeyso Waxuuna usheegey waxa kale in yasan Aheyn uu rabo in uu Kulaabto Shaqadiisa Waxayna Tire Duniya Miyaa Timid Dubay oo Kutire Soo baxa Mise Waxkalaa Jiraa oo ad igaaga Qarnineyso Yoonis Raaqiya Waxay layaaban Tahay Safraka Dag dag ah ee Ugalaayo Yoonis Waxuuna Yire Aniga Miyaadan Amineyn Hadlaka maad iska Deysid Duniya Waxaad kaqabtaa Maser joogto ah Maxay Tahay taasi Waxayna lasoo boodey soomaha naagtii igaaga kaala Wareegtey Sideen kudaayaa Waxaad Ogaataa Yoonisow In aad aniga Un iidanbeyn Doonto Dhawaa iyo Dheeraaba owsoonoow in aad Nabsi Igaaga Galeyso Laakiin Waan iskaa Cafinayaa maadama aad Safar galeysaa Mana Guursan Doono Nin aan Adiga Aheyn maadama aan adiga Kuwaayey Yoonis Ogsoow Noow Taasi marabo nin aan Adiga ahyen Gurkiisa ama aan Noqodo Marwadiisa Waxaan kusugayaa Hadaada Guursato Xataa Duniya in aad iigaaga Dabao Geyso oo aan Noqdo Minyaro Aniga Niyadeyda Adiga uun baa Kujira Waxaan ilaahey kagaaga Baryaaya Cimri Dheer iyo Caafimaad Taam ah Cibaado Suuban Ilaahoow Amiin Markaad Tago Miyaad Jawaabta Isiineysaa Mise inta aadan Baxin ayaan kaasugayaa Jawaabta Hadii si Loo Fiirsho Yoonis Jawaabta ay Rabto Raaqiya Waa ay ku adag Tahay Taasi ah In uu Aqbalo Codsigeeda ah in uu Wax laqabto ama Yiraahdo Waan Kujeclahay Ilaahey Usahal Gabdhaasi Masakiinta ah Waxay Rabto Amiin Amiin Amiin Yoonis Waxuu Yire Raaqiyoow Abaayoow Waxaan Rabaa in aan Kaasii Tago hadaan kuu Imaan Wayan Xumaan Ha Uarag Waxayna Tire Maanta Hadaan Caafimaad Qabo Anigaa Ku Geyn Lahaa Garoonka Diyaarahada Nasiib Wanaagse Anigaaba Sariirtani Saaran Ok Hadaad Baxdo Iyo Hadii Kaleba Waan kaasugayaa Jawaabta Ogosoonow Yoonis Waxaa Lagaarey Waqtigiisi Ulaaban Lahaa safaraka Yoonis Masiin Doonaa Jawaab Qancisaa Nafta Raaqiya Miyuu kayeeli Donoo Codsigeeda Qaaliga ah Miyuu Eegi doonaa Bini Adanimda Iyo Sidada Qiimaha Iyo Qaayaha Leh Ay usoo Dhaweeyeen Reerkaasi Mise Dhaq Jalaq umasiin Doono Waxuu Noqodoono In aana Xasuusan Baahidii Hore Ileyn Raga Somaaliyeed Waa lagu Yaqaan Arimhaasi Aqristoow Intaasi oo Dhan Kale Socdo Qeybaheeda Kale ee Sheekdaani Raalina ka agaahaada Mudadii ay Maqneed Anigaa Mashquul ahaa Laakiin Hada kadib Maaha Mid inkasoo Dadihi Doontaa Waxaadna Ugaga Bogan Doontaa Indhahiina Raali ka aahada Maqnashaha Ay inka Maqneed in Mudo ah Rali Galin Baan siinayaa Aqristayaasha Qiimaha Iyo Qaayaha Lehoow intaasi Raali ku Ahaada , Lasoco Aqritoow Qeybta 2-aad Daad Maalmaha Soosocdo Waxaa dhammaan aqristayaasha qiimaha Badan ee Sheekadada Jacaylkii Internetka ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed?
Posted on: Sat, 31 Aug 2013 17:54:54 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015