Jimce wngsn, ciid wngsn: sxbyal kusodhawada wa markale iyo - TopicsExpress



          

Jimce wngsn, ciid wngsn: sxbyal kusodhawada wa markale iyo barmamijki xiisaha badna e Bandhiga Wacdaraha Xaajiga (BWX) iyo qaybkale o an ugu magacdaray Aqli-Aaway o an ku so qadanayno labo sheko o qosol badan lkn dulucda iyo ujeedada ka dambaysa ay thy mid muhima o kusabsan dadka iyaga uuni gacantoda ku burburiya rabitanka noloshoda ama markasta aysan cadayn o wareer badani kujiro ujeedada ay nolosha kaleyihin e la socod wngsn: Waxa layidhi nin allawsahal ah aya wiil ka xanunsaday, dhakhtar ayu geeyay, waxa lo shegay in dibada wax yar kusugo, dabaded aya dhakhtarki so baxay o u shegay in wilkisi dhintay, ninki o walbaharsan o ooyaya aya qolki maydka so galay, wilkisi o wali nool aya kuyidhi aabe wali naftu wa ay igu jirta o madhiman saa ninki intu wilki yaraa dhirbaaxo kudhuftay kulahaa war naga aamus nacalaa abahaa ku yaale ma dhakhtarkad ka aqoonbadnthy kkkk Dhikaca kalana: waxa layidhi Juxe aya malin suuqa gadbad daqiiqa udoonty, xamaal ayu so saartay, dabaded wxy so mareen meel wada dad ah halki ayayna ku kala lumeen juxe iyo xamaligi. Labo todobad kadib aya juxe wuxu arkay xamaligi, saa wa yaabe juxe wuba dhuunty, dad arkayay islamarkana malinti hore ogaa aya ku yidhi War juxe mxd ninka gadbada dhan kaala maqan ooga dhuumanaysay saa kulahaa YO, war idinku waxba ma ogidine, wxn ka baqayay in u lacagti xamaalka iwaydiiyo kkkkkkkkk Sxbyal mantana halkas hayno jogto taniyo intaynu kulmidono jimcada so socota wxn idinkaga kaga tagayaa erayadii qaaliga aha e fananki codka macanaa(Cumar dhuule) iyo heestii: Inanyhy jamalkiyo joogaba udhalatee jalaqsani war iga maqal, jinigagu galabtu jeenyaha isaaree igu yidhi ma jaarnaa jiiraan hadaan nahay mays yara jeclaanaa, sow jaleecadii hore juuq aniga on celin jiriirico imay qaban, jibadka iyo heestii sow jaarki kuma kicin, adiguna janooy galab sow xariiqi mad jarin, quruxdaad ujeedaa waxba hays-jajabinine jagac bad bariba odhan markaad waayo joogtee jecaylka mays-la qabanaa, ma jabuuti ban abid intad joogto inanyhy jid u so maraa dheer wa waxaan jiraynineeeee
Posted on: Fri, 18 Oct 2013 11:48:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015