KASHIFAAD: "wadahadaladii somaliland iyo somali qodabadii - TopicsExpress



          

KASHIFAAD: "wadahadaladii somaliland iyo somali qodabadii kasoobaxay kii ugu muhiimsanaa oo faaido u noqday siyaasada somalia ee kaga wajahan somaliland" kadib markii ay somaliland ogalaatay in magaca SOMALIA lagu maamulo hawada somalia iyadoon somaliland si gaara u maamulanayn Hawadeeda. Halkaas waxaa ku fashilmay gooni isu taagii somaliland ay 22 sano soo waday. Caasimadii ay somaliland Lahaydna lagadhigay meel si wadaaga somaliya wax loogu wadaago oo gudi somalia iyo somaliland ahi ay si midaysan u maamuli doonaan hawada somliya walow Gudidaa Gudoomiye looga dhigay wasiirka arimaha gudaha SOMALIYA.
Posted on: Fri, 12 Jul 2013 16:11:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015