Ka qayb qaado ololaha gargarka loogu fidinayo dadkay aafaysay - TopicsExpress



          

Ka qayb qaado ololaha gargarka loogu fidinayo dadkay aafaysay masiibadii rabaniga ahayd ee gobolada waqooyi bari somaliya ee #puntland roobab xoog leh oo dabayl iyo duufan wata aya ku dhuftay qaybo ka mid ah #puntland shacabka somalia iyo kuwa puntland waxay u istaagen sidey ugu gurman lahayen walalaha ay qabsatay masiibadan culimada soomaliyed oo door weyn ka qaadatay inay u istagan shacabka ku dhibataysan goobahas iyado isgarsintii ka gooday jidadkii uu goyay roob xoog leh jaaliyadaha somaliyed gaar ahan kuwa puntland waa xili ay idin bahan yihin dadkini oo ay manta haysato masiibo rabaniya
Posted on: Wed, 13 Nov 2013 08:25:33 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015