Killing a person costs a surveilance of $20, plus telephone costs - TopicsExpress



          

Killing a person costs a surveilance of $20, plus telephone costs of $5 and the actual work of murdering the person equals $200; altogether the cost is $ 200+20+5 = $225 Khaarijin ta qof hadaf ah ama yool ah waxaa ku baxdo: $20 oo yool baarka ah, qarashka teeefoon ka oo $5 iyo dilidda qofka oo ah $200. Wadarta waa $225 si qof yool ah si loo dilo. Ujeedada waa Muqdisho inay degin, baqdin iyo amni darro faafto; dad ka deggan xamar ay ka cararaan, diyaasbarihii imaan lahaa baqo. Yay dan ugu jirtaa amni darrada Xamar?
Posted on: Fri, 19 Jul 2013 07:35:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015