Kooxda Real Madrid ayaa booska kaalinta 1aad ee kooxda ugu qanisan - TopicsExpress



          

Kooxda Real Madrid ayaa booska kaalinta 1aad ee kooxda ugu qanisan Isboortiga caalamka kala baxday kooxda Manchester United oo u dhacday booska kaalinta labaad, liiska sannadlaha ee Forbes oo maanta soo baxay. Real Madrid ayaa lagu qiimeeyay hantideeda 3.30 bilyan doolar, halka Manchester United lagu qiimeeyay hanti gaareysa 3.17 bilyan doolar, waxaana kaalinta 3aad ee kooxaha ugu qanisan Isboortiga caalamka sidoo kale ku jirta koox kubada cagta ah waana Barcelona oo lagu qiimeeyay hanti gaareysa 2.6 bilyan doolar.
Posted on: Tue, 16 Jul 2013 01:51:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015