## MUST READ## Maxamed Daahir Posted This Story◘ HADDA BIL - TopicsExpress



          

## MUST READ## Maxamed Daahir Posted This Story◘ HADDA BIL GATES AYAA DHALAY --------------- sheeko aan soo akhriyay Nin ayaa wiilkiisii ku yidhi: aaabo waxaan kula doonayaa inaad gabadh aan kuu dooray guursato Wiilkii: maya aabo Ninkii: hadda inanta aan kula doonayo Bill Gate ayaa dhalay Wiilkii: haddaa waxba kama qabo ODAYGII AYAA U TEGAY BILL GATES Ninkii: waxan doonayaa inaad inantaada inankayga siiso Bill gate: ha ka yaabi Ninkii: hadda inankaygu baanka aduunka ayuu madax ka yahay Bil gate: haddaa waxba kama qabo NINKII WAXA UU U TEGAY GUDOOMIYIHII BANGIGA Ninkii: inankayga ka dhig maxa baanka Gudoomiyihii: ha ka yaabin Ninkii : hadda inankayga waxa u soddog ah Bill Gate Gudoomiyihii: haddaa waxba kama qabo• Waa sheeko gaaban oo qiimo badan micnaha sheekada ama dulucdeeda yaa fahmay..anigu waxaan u fahmay sida aabahu wiilkiisa ula jecelyahay wax wanaagsan ayay kuu sifaynaysaa sheekadani allow aabe iyo hooyaba noo daa intii hore u waydayna alle samir iyo iimaan haka siiyo iyagana naxariistii janno ha ugu deeqo.Amiin Amiin Mahadsanid Maxamed Daahir macalin.
Posted on: Fri, 28 Jun 2013 21:20:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015