Ma Anaa xilkay gabay,Ma Adaa xumaan wada, Ma Anigaa xanaaq badan, - TopicsExpress



          

Ma Anaa xilkay gabay,Ma Adaa xumaan wada, Ma Anigaa xanaaq badan, Ma adaan xaqay garan, Ma anaan xisaabtamin, Ma adaa xajiin jecel,Ma anaa xifaaltama.Ma adaa xadgudub raba, xaalkeena gabadhyahay, xeerbeegti talisiyo, xidaarada jacaylka, Bal xalkiisii waydii.Ma anaan ku soo xulan, Ma adaa xigsiisanaa, Ma anigaa aan kuu xilan.Ma adaan kal xaadhnayn,Ma anaa xagaaya leh,Ma adaan xishoonayn. Ma anaa xujo uun wada.Ma adaa xasarad jecel,xaalkeenan gabadhyahay, xeerbeegti talisiyo xidaarada jacaylka.....................
Posted on: Sat, 17 Aug 2013 21:40:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015