Ma ogtahay inuu wadanka induniisiya lee yahay 13000(saddex iyo - TopicsExpress



          

Ma ogtahay inuu wadanka induniisiya lee yahay 13000(saddex iyo toban kun)oo jasiiradood dhanka kalana uu yahay wadanka muslinka ugu badan ee ku nool dal qudha ayna xornimadeeda ka qaadatey wadanka holland 1947....ma ogtahay gabadhii ugu horeysey ee wadan muslima ee si dimuqraadiyad loo soo doorto ee jagada raysal wasaare ay ahayd waana wadanka bakistaan magaceeduna waa benazir bhutto iyad oo ay labajeer xilkaa qabato da deeduna ahayd 35 jir marki hore 1988-1990 markii danbana 1993-1996 labada jeerba waxaa xilka ka dajiyey kacdoon shacbi
Posted on: Mon, 22 Jul 2013 19:06:20 +0000

Trending Topics



Tip of the Day #6: Since I just burned myself soldering and
Replacement Pan for SE501
Facebook Calls on Senate to Fight Warrantless Email Seizures July

Recently Viewed Topics




© 2015