Ma ogtahay wadanka induniisiya waxaa ku yaalla 13000(sadex iyo - TopicsExpress



          

Ma ogtahay wadanka induniisiya waxaa ku yaalla 13000(sadex iyo toban kun)oo jaziirado dhankale waa wadanka muslimka ugu badan ay ku nool yihiin dhanka kale waxay xornimadooda ka qaateen wadanka holland 1947....ma ogtahay gabadhii ugu horeysey ee si dimuqraadiya loo doorto wadamada muslimka ah jagada reysal wasaaraha wadan kuna wuxuu ahaa bakistaan waxay magaceedu ahaa benazir bhutto dadkeedu waxay ahayd 35 jir waxaana jagadaa loo magaacabey laba jeer markii hore 1988-1990 markii danbana 1993-1996 waxayna jagada reysal wasaare ka dajiyey labada marba kacdoon shacab......xigasho.somaliland today
Posted on: Tue, 23 Jul 2013 00:39:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015