Ma suurtagalbaa innay dumarka soomaaliyeed daawayadaal ka noqdaan - TopicsExpress



          

Ma suurtagalbaa innay dumarka soomaaliyeed daawayadaal ka noqdaan dalkooda iyo dadkooda.Ma suurtagalbaa innay dumarka soomaaliyeed bahdilmaan, kunna silcaan dalalka geeska africa. Dalalka - GERMANY , ERITREA , UAE , RUSIA - waa dalalka aaminsan inn kaalinta dumarka ay tahay laf - dhabarta nolasha , hormarka , wax barashada , maamul wanaaga. Xafiisyadda iyo goobaha maamulka dowladda waxaa gacanta ku haya dumarka dalalkaasi. Hadaba, suurtagal ma tahay innay dumarka soomaaliyeed ka liitaan hanka iyo himiladda miiska usaaran dumarka - KUKUYU , TIGREE , AHMARA , KALINJIN - Hadii jawaabtu noqoto - MAYA - waa inn dumarka soomaaliyeed xoogga saaraan - WAX BARASHADDA IYO KOBCINTA DHAQANKII SUUBANAA EE ISLAAMKa -
Posted on: Sat, 10 May 2014 18:40:19 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015