Maanta oo kale magaalada Muqdisho gaar ahaan maqaayada The Village - TopicsExpress



          

Maanta oo kale magaalada Muqdisho gaar ahaan maqaayada The Village xilli galab ah waxa ka dhacay weeraro ismiidaamin loo adeegsaday oo dad badan ay ku waxyeeloobeen. Wariyeyaal iyo rayid ayaa ku dhintay qaarna ku dhaawacmeen iyo hanti badana ku baaba’day ayaa waxa sanad laga joogaa markii dhacdadaasi Shabaab ka fuliyeen maqaayada The Village ee ku taalla qeybta hoose Guriga Hooyooyinka. allah ha u naxariisto walkey liiban cali nuur iyo walkey cabdi sataar qof waliba oo arka qoraalka quraan ha u aqariyo qulhuwale han uu duceyo walaheyn allaha u naxariiso oo jantul fardooso gali uducey u ducey adoomadas allah
Posted on: Fri, 20 Sep 2013 05:54:28 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015