Maanta waxan magaalada #Kampala kula kulmay qaar ka mida - TopicsExpress



          

Maanta waxan magaalada #Kampala kula kulmay qaar ka mida jaaliyadda Soomaaliyeed kuwaas oo sii gobanimo & Soomaalinimo leh ii soo dhoweeyey... waxan qiray in Soomaalidu sii kasta u tahay Walaal anigoo horena u qirsana inaan ahay Shaqsi #Somali ah oo jecel dalkiisa & dadkiisa Nolol Farxad leh dhamaan Intaa Soomaalida ah ee waddaniga ah kuwaas oo u dhiman calanka sharafta leh iyo dhulka udgoon ee Soomaliya #SOMALIAHANOOLAATO
Posted on: Sat, 10 Aug 2013 11:15:47 +0000

Trending Topics



-height:30px;"> Happy National Apple Day! The British apple is loved and
Tonight I pray: I thank you God for a lot of things I thank God

Recently Viewed Topics




© 2015