Maantay waxaan idiin hayaa Su aal Furan, waxaan arkay Ilmaha ku - TopicsExpress



          

Maantay waxaan idiin hayaa Su aal Furan, waxaan arkay Ilmaha ku dhashay Qurbaha in aay Ninkasta Yiraahdaan Abti,hataa hadii uu yahay Adeerkiis run ah. marka Su aashu waxeey tahay ma Dumarka Garoobka ah ayaa ku badan Qurbaha mise waa iska ixtiraam Rabaani ah, Aniga markii aan yaraa Nin kasta oo iga ween waxaan dhihi jiray Aader, Dumarkana Habaryare waxaana u maleena inta badan in aay ila mid yahiin.
Posted on: Wed, 09 Oct 2013 10:59:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015