Madaxweynaha #Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed - TopicsExpress



          

Madaxweynaha #Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Siilaanyo) ayaa ku qaabilay qasriga Maaxtooyada magaalada #Hargeysa Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Oo ah Suldaanka Guud Ee beesha Maxamuud Harti (WARSENGELI), Suldaanka oo xilligan ah Ku simaha Boqorka Beesha Daarood madama u geeriyooday Boqorkii hore ee Beelaha Ayaa kulanka u la qaatay Madaxweynaha Somaliland loga wada hadlay arrimo badan oo aay ka mid yahiin Amniga & sidii beelaha Gobolka Sanaag aay u taageeri lahayeen Maamulkiisa, ayaa kadib kulanka sidaa aay Ogatay Shebekeda Galgalanews waxa la sheegay in Suldaanku u safri doono dhinaca magaalada Jigjiga ee dalka #Ethiopia halkaas oo dhowaan lagu qaban doono shirweyne Beelaha Daarood kaas oo u ku baaqay Madaxweynaha dowladd degaanka Soomaalida Itoobiya #DDSI Md. Cabdi Maxamed Cumar CMC, shirka ayaa la filaya inu Guddoomiyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan
Posted on: Tue, 03 Sep 2013 20:41:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015