Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Villa - TopicsExpress



          

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Villa Somalia kula kulmay safiirka Britain ee Somalia Neil Wigan, oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo muhiim ah. Si kastaba, waxa ugu muhiimsanaa qodobada laga hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada C/weli Sheekh Axmed Maxamed, oo iminka maraya heer xilka Cabdi Weli uu qiil qiil ku jiro. Mr. Wigan, ayaa madaxweynaha kala hadlay sida ugu macquulsan ee looga gudbi karo khilaafka, loona baajin lahaa in ra’iisul wasaaraha uu xilka waayo, balse si kale wax lagu xaliyo. [ 153 more words. ]
Posted on: Sun, 09 Nov 2014 09:14:12 +0000

Trending Topics



style="margin-left:0px; min-height:30px;"> Ai grija de Trup si Suflet! Atentia acordată aspectului exterior
JogBelfast South/Ormeau: Parking Information: Hi folks just a
NITV is in the field today at the home of the Newcastle Yowies for
#ADM "R.E.M. foi uma banda de rock norte-americana formada em
Festival Belliniano 2013 - Dal 2 Settembre al 3 Novembre N.B: I

Recently Viewed Topics




© 2015