Madaxweyne General Maxamed Siyaad Barre ayaa Lashegay in uu - TopicsExpress



          

Madaxweyne General Maxamed Siyaad Barre ayaa Lashegay in uu Booqday Wadanka Tanzania Dhowr iyo todobaatanaadkiii markaa Odaygii Tanzania Nyareere ayaa yiri Maxamed siyaadoow dadkaada waxaa la sheegaaa in aay yahiin wax ka yar 10 malyan oo isku dhaqan ,diin ,af iyo midab ah marka maxey ku dhacday inaad maalin walbo qaar laayso qaarno aad xabsiyada ku gurto waayo aniga dadkeeygu waa 40 malyan oo 40 luuqadood ku hadasho dhaqan iyo diina aan wadaagin saas aay tahay sidaada oo kale ma dilo mana xiro ee siyaaddoow seey wax yahiin Siyaad barre waxaa la sheegay inuu ku jawaabay Nyareere adiga waxaad madax u tahay 40 malyan oo ido ah anigana waxaan madax u ahay 10 malyan oo Masaska Kubra ah marka ninyahow inaan dilo xabsiyada ku guro mooyaane xal kale malahan ama qaranka ayaa burburaayo Hadalkaan waxuu isku badalay inaan 10kenii malyan aan noqonay 10 malyan oo wada lax ah walaahi duli dheh soomaali muryooleey dadnimo dhimatay dhimatay soomaaliyeey toosa kaca waad qalibanteeene
Posted on: Sat, 12 Apr 2014 23:24:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015