Markaad fiirisid ummada muslimintaa dhibka haysata dalalkooda iyo - TopicsExpress



          

Markaad fiirisid ummada muslimintaa dhibka haysata dalalkooda iyo shucuubtooda., Waad niyad jabaysaa,lakiin marka aad akhrisid quraanka iyo axadiithta nabiga scw iyo bashaairta u dambaysa umadaan, waad farxaysaa.,!!!! Ha umurugoon ee himadaada kor u qaad Rabina Wuu nala jiraa inshalaah .:!!! Hanalaka helo sifaadka Rabi maceena ku noqonayo ee ay ka mid yihiin sabirka,taqwada,ixsaanka, iyo kuwa lamidkaa inshalaah,;!!!!! ========== Rabi waxaan waydisanayaa inuu ummadaan diinkiisa saxdaa u celiyo celin saxiix ah:!! Amiin yaa Allaah,;!!!!
Posted on: Fri, 06 Sep 2013 18:38:48 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015