Migilnews DJIBOUTI Warnaga soo gaadhay J/somaliland Hargaysa ayaa - TopicsExpress



          

Migilnews DJIBOUTI Warnaga soo gaadhay J/somaliland Hargaysa ayaa waxaa ku sugan Labanin oo sirdoonka Ismacil Cumar Geele oo kala ah Ismaciil Taani iyo Nin ka soo jeeda Qabiilka Isaaq Sacad muuse Labadan Nin ayaa waxa ay ka war galiyeen Xukuumada Madaxwayne Siiraanyo in ay Ciidamo Beeleedyo ka soo jeeda Qabiilka Ciisaha oo lidi ku ah Dowlada Jabuuti lagu diyaarinayo Buuralayda Maarmaar Waxayna ka codsadeen inay ka hortagaan ciidamadaas si loo baabi iyo waxayna Balan qaadeen inay Bixinayaan waxii Hawlgal ah ee lagu fulinaayo Hub iyo lacagba siwalba ha a haatee kaligii taliye Cumar Geele ayaa isagu doonaya sidii uu ugu sii nagaan lahaa kursiga looga arimiyo Dalka jabuuti isaga oo cabsi wayn ka qaba in lagala hortago dagaalo Hubay san Madaxwayne Geele ayaa bar yahan danbe wada xidhiidho uu la samay nayo Dowladaha Jaarka ah sida Itoobiya iyo Somaliland oo ay dagaan Umada Ciisuhu Sidoo kale ayaa Umada Ciisuhu waxa ay kuu sheegayaan in aanay Dagaal Diyaar u ahayn ee ay ku ciil baxayaan Gacan tooda Dhinaca kale Siyaasada madaxwayne Geele ayaad moodaa in uu ku yimid masraxa siyaasadeed Hoos u dhac wayn gudo iy dibad ba Maadaama lagaga gacan sareeyay Doorashooyinkii DHawaan Dalka Ka dhacay ee Dowladaha Hoose iyo Baarlamaanka ee uu musuqmaasuuqay Natiijadii Runta ahayd madax wayne Geele ayaa waxa la soo sheegayaa in uu Balan qaaday in uu ku Degaamay ni Doona Dad Madmadow Dalka Jabuuti iyo Dad aan Hayb tooda lagaranayn tani oo ah marag madoon kadib markii uu inan tiisa curad u dhisay Nin kasoo jeeda Africada cnfureed isla markaana haysta Diinta Ciristaanka Lasoco wararka Migil news
Posted on: Sun, 23 Jun 2013 14:58:10 +0000

Trending Topics



by: JOHN
Of all I desire I desire to b a life changer.....I knw u are

Recently Viewed Topics




© 2015