Muftiga wayn ee Dalka Cheikh Osman Hassan Mahamoud ayaa page-kiis - TopicsExpress



          

Muftiga wayn ee Dalka Cheikh Osman Hassan Mahamoud ayaa page-kiis https://facebook/osman.hassanmahamoud ku sheegay uu u mahadnaqayo qof walba oo garab jogsaday rag iyo dumarba arinta kusabsan warqadihiisa oo ay daadku shegayaan in laga qaaday, se wuxuu cadeeyay in ay arintaasi murugo galinayn marna wixii xeer ah oo kaliya umbaa soconayo , sidoo kale wuxuu ishaaray in uu dalka qof gaar u lahayn ee uu ka dhexeeyo dad ama rer DJIB oo uu yidhi(kuwaas ana ka mid baan ahay). wuxuu ku balan qaaday muftigu in uu ka hadli doono arintaas wakhtigeeda. ugu danbayntii muftigu wuxuu kusoo xidhay hadalkiisa isaga oo u ducaynaayo shacabka rer DJIB ( alaha ini ilaaliyo ni xafidana. wakan qoralii muftiga isaga oo carabi ah أشكركم أيها الأخوة والأخوات على التضامن معي في صفحات الفيسبوك وعلى ارض الواقع، وأفيد كم بأنني سانشر الخبر المتعلق بسحب جنسيتي!!! في حسابي في الوقت المناسب، مع انه لا يقلقني كثيرا، ولا أعطيه اهتماما يذكر، لانه لا يصح الا الصحيح، وجيبوتي ليست ملكا لاحد، وإنما لكل أبنائها، وانا منهم وسأظل منهم. دمتم في رعاية الله وحفظه.
Posted on: Thu, 26 Sep 2013 08:57:54 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015