Muqaaldhab ah oo kusabsan nolasha hooyo somaliyed oo jirta 136 - TopicsExpress



          

Muqaaldhab ah oo kusabsan nolasha hooyo somaliyed oo jirta 136 sano iyo gabar ay dhashay oo jirta 106 sano oo kusugan xeryaha qaxotiga ee dadaab oo kusugan noolal bini adanimo tii ogu darned ee abid aan lakulano runtii markaad aragto waa arin laga murugoodo noolasha ay kusugan yihiin wayeelkan somaliyed sheekada wayeelkan somaliyed oo kusugan xeryaha qaxotiga ee dadaab ayaa malmahan kujirtay alada internetka waxaana kamurugooday qarbadan oo kamid ah muslimiinta somaliyed hoyooyinkan wayeelka oo an haysan wax daryeela ayaa waxaa codsigooda kasoo jawabay boqolal Somali ah oo kudhaqan dacala aduunka Hadaba muqaaldheer oo kusabsan noolasha wayeelkan somaliyed kaga bogo halkan Waxaan idinka balan qadayaa in sacadaha soosocda aan soo galindoono internetka iyagoo faraxsan islamarkaana hesta waxyabahaad usoodirteen waa balan in aan idinsoo bandhignaa sifo aad marqaadti uga noqotaan in lacagihii aad sooditeen ay ugartay dadkii aad usoo dirteen waad mahadsan tihiin ee kabogasho wacan muqaalkan kooban
Posted on: Thu, 02 Oct 2014 17:37:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015