Nabigena Muxammed Naxariis Iyo Nabad Galyo Dushiisa Ha Ahaate Wuxu - TopicsExpress



          

Nabigena Muxammed Naxariis Iyo Nabad Galyo Dushiisa Ha Ahaate Wuxu Yiri::War Dhalin Yaroow Ninkii Awoodo Maherka Ha Guursado, Waayo (Guurka) Indhahuu Laaba ( Yacni Indhaha Buu Xumaha Ka Ilaaliyo Oo Wuxu U Yahay Astur) Farjigana Wuu Xifdiya (Waxa Uu Dhowro Oo Ilaaliya Farjiga Waayo Nin Xaasle Gabar kale Ma Damcayo) Qofkan Taasi Awoodina (Yacni Guurka) Waxa Dushiisa Ahaaday Soon, Wuxuna U Yahay Soonku Dhufaan (Yacni Tabarta Shahwada Buu Wiiqaya) [Waxa Wariyey Muslim Iyo Bukhari]
Posted on: Tue, 16 Jul 2013 13:21:32 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015