"Nafkasta Geerida way dhadhaminaysaa, shar iyo khayrna waan idinku - TopicsExpress



          

"Nafkasta Geerida way dhadhaminaysaa, shar iyo khayrna waan idinku tijaabinaynaa anaga xageena ayaana la idiin soo celin" ilaah subxaanah watacaalaa ayaa yiri. Waxaa maanta magaalada muqisho ku geeriyooday adeer sheikh maxamed cabdi cumar oo ahaa sheikh ku caan ah fidinta diinta islaamka iyo culuumteeda. Ilaah ha u naxariisto anaga gadaashii alle anma fidneeyo samir iyo iimaanna ilaah hanaga siiyo Aamiin.
Posted on: Mon, 02 Sep 2013 18:24:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015