Naftaadu waxey jeceshahay Macaasida.Xanta.Dulmiga.Beenta.Waxey - TopicsExpress



          

Naftaadu waxey jeceshahay Macaasida.Xanta.Dulmiga.Beenta.Waxey necebtahey Cibaadada Alle Salaada Sadaqada iyo Acmaasha wanaagsan oodhan.Waxey la Saaxiibtahey Shaydaan..Xumaan oodhan ayey ku faraysaa.... Alle Swt ayaa Yidhi Naftu Waxey ku Fareysaa Xumaan... Hadaba Ogow Naftaada oo aad Tarbiyadeyso oo aad la Jihaado oo Xumaanta aad u diido waxey kugu hagaysaa Jano....laakiin hadaad raacdo Naftaadu waxey rabto oo xumaanta aadan ka celin ogow waxey kugu hagaysaa Naar (Nacuudu Minhaa).... Rasuulku scw Wuxuu Yidhi Janada waxaalagu wareejiyey Waxyaabaha ay Naftu necebtahey Naartana waxaa lagu wareejiyey waxyaabaha ay Naftu jeceshahey....... Yaa Rabi nagayeel kuwa Naftoodu ay u Hogaansanto......Aamiin yaa Allaah
Posted on: Mon, 28 Oct 2013 18:46:07 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015