Nafteyta naf beey rabtaa. Naftuna naf kalee rabtaa. Wadnaha nabar - TopicsExpress



          

Nafteyta naf beey rabtaa. Naftuna naf kalee rabtaa. Wadnaha nabar baa ku yaaa. Jaceelkana waan ognahy. Nuxus baa igu habsadyee nashaadii buu la taagy niyada samiir baa ku yimidee nasiib lama dhaaafaye aduunka naagado iyo meel nabado lagu nasti iyo nimco. Alan ka sugayaa hadii nuur. La iidul dhiigay naa jiido anaan heeyn jaceelo xiiqeydaa haduu ma naxaan. Iheelay nasiib lama dhaafaye. Beel nabado lagu nasto. Nasri
Posted on: Tue, 25 Jun 2013 20:49:46 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015