New xaglatoosiye,xaabsade, qaybe, miyaanay aan ka ilbaxeeyn in - TopicsExpress



          

New xaglatoosiye,xaabsade, qaybe, miyaanay aan ka ilbaxeeyn in malaayiin doller inagagabaxaan ilmadeeradeen reerbari, miyaanay layeelikarin in kun jaamici jaamacada hargeisa wax loogu baro reer lascanoood iyo khaatumo,inta kolba halqof halmilyan lagu kharashgareeynaayo, yes ardayda jaamacada hargeisa waxay kamudaharaadayeen lacagtii 50 doller ee lagudaray, dawladuna rasaas iyo xadhigbay kusoo dhawaysay, kii xabada soo ridaayeyna xantoobo dolleraa lagu soo dhaweeynayaa, caqligu waasidee, Ardayga reerkhaatumo, AMA lascanoood ee jaamiciga ah ee iminka fiigii iskabixin la ee hargeisa jooga miyaanu kamudneeyn, jabhadka qoriga sitee khaatumo, jooga,ama oday qabiileedka ,mise waxaa ladoonayaa inay ardaydu khaatumo Ku Biraan, Ama midkale oodweeyne kasameeyaan iyaba khatumay leede, markaasa sida madaxda loo soo dhawaysay,wasiirana loo magacaabi, misaaniyadna lasiin, 300 ciidankoodana AMA qabiilkoodana loo shaqaalaysii, masidaasa waxqabadka cusubi, make clip inaan madaxda iyo garaadyada sharaftaleh waxkasheego Lakiin waxbaan tibaaxayaa, war sidan qaran Ku noqonmayno, inaan inta cafimaadka qabtana xabad iyo xadhig iskugu daro, haday gar sheegtay. Intooda xabadaqaadatayna kolba xoola siino, aniguwaxaan soo jeedin lahaa, sidakale aan u dhigno markaasay saxmiye, yaan sidii carabkii laguwadin dug cawaj haji sax, oo ah ugugaraac misbaarka foorarka isagaa hagaagiye. Aan is saxnoo, madaxdu dadkeeda iyo aqoonyahankeeda wax hawaydiiso, hadhagaaysato, waa amar ilaahay in lays dhageeystaa, maaha tayduunbaa saxee, waayo bani adaambaanu wadanoo qaladku waa sifooyinkeena eebe inoo yaqaano, inaan isasaxnaana waa waajib,is not?
Posted on: Sat, 19 Apr 2014 21:43:01 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015