Nin baa dhuuxiyo Dhiiga kuu qubay Jiilaal dhaxan liyo Kaliil lagu - TopicsExpress



          

Nin baa dhuuxiyo Dhiiga kuu qubay Jiilaal dhaxan liyo Kaliil lagu dhibay Habeen dhamac dii Dhim biil kuu shiday Siduu kuu dhicin kuugu dhabar jabay Mid baa dhoofoo Kaa dheeraadoo dhaxal iyo magac Dhiicaan iyo jiidh Naxariis dhigay Maal ka dhiiboo siduu dhicin laa Kuugu dhabar jabay Qaar baa dhaawaca Xubno kala dhiman kuugu soo dhacay Mid dhan taal maa Nafta dhiiboo Birjeex ugu dhacay dhalaan ku og yay Mid baa dheel kale Dhoohan oo jira dhibay garashada Qabiil dhabar kiyo dhinac yada sudhay Meeshaad dhawr taba Mid baa dheef raba Macdan loo dhac dhawra yaa jira Mid baa dhagar tiyo Dhuuxa ubad kiyo dhiiga miir too dhito ceeb liyo Aan dhar gay noo wali dhaqa shada Dhawra yaa badan Hooyo dhuguc doo Kali dhiga noo Dhabar iyo beer ka dhin teenoo Aduun yana dhaban ka dhir baax doo Nin kii dhicin laa Meel ku dhaafoo Dhaya hee duna kali dhaygaagay Nin kii dhicin laa Haduu dhabaq rabo Kii dhab loo diray Magac lagu dhigay dhiiranaan hebel dhaxal koodiii Qabiil uugu dhacay
Posted on: Tue, 16 Jul 2013 09:58:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015