Ninbaa wuxuu soomaray gabar aad u qurxbadnayd oo raahibad ahayd, - TopicsExpress



          

Ninbaa wuxuu soomaray gabar aad u qurxbadnayd oo raahibad ahayd, si aad u daran ayuu uga helay gabadhii ilaa uu ka joogi waayey, si kasta ayuu isoogu dayey inuu ula kulmo gabadhaas, markastana waxay ahayd iyadu tii diida iyadoo ka dalban jirtay inuu ka fogaado iyadoo kuleh waxan aad aragto yeyna ku dagin waxa ka danbeeya ma ogide Markii uu ka adkaysan waayey ayuu isku dayey inuu xoogo gabadhii isagoo xoog isticmaalaya ilaa uu ku guulaystay oo uu gabadhii xoogay ( Kufsaday ). Markii ay aragtay inuu ka xoog badiyey oo ayna waxba qabankarin, waxay samaysay arin aad iyo aad u cajiib badan oo qofkii maqlaaba uu aad ula dhaco ficilkeedaas. Markay aragtay ninkii inuu ku raaxaysanayo jirkeedii waxay qaban kartaana ayna jirin waxay eegtay hareeraheeda bal inay wax qaban karto, waxaa agyaalay dab aad u kulul oo ku jiray girgire agyaalay, iyadoon ka fikirnba waxay saartay dabkii gacmaheeda si ay u gubtaan ilaa ay ka gubteen gacmaheedii. Markii uu dhamaystay ninkii wixii uu rabay ayuu la yaabay ficilka ay samaysayisagoo kuleh maxaa kugu kalifay waxaas. Waxay ugu jawaabtay Markii aad iga xoogbadisay waxaan ka baqay inaan kula dareemo waxaad dareemayso oo aan kula raaxaysto, waxaan ka baqay inaan danbiga kula qaybsado, markaasaan sameeyey waxaad aragtay si ay naftaydu ugu mashquusho xanuunka gacmahayga. Allaahu akbar gacmaheedii waxay u gubtay in ayna la raaxaysan nin aan xalaal u ahayn ninkaas oo waliba xoogay oo ayna iyadu doonan * ** *Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks ____________________________________ Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
Posted on: Sun, 24 Nov 2013 06:11:17 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015