Nolosho waa raaxo markaad haysatid ruux farxadaada marwalba - TopicsExpress



          

Nolosho waa raaxo markaad haysatid ruux farxadaada marwalba raadiya! Nolosho waa iftiin markaad heshid ruux qaladkaaga kuu saxa. Noloshu waa udgoon markaad heshid naf kuu nugul. Noloshu waa maxabbo markaad heshid ruux dhab kuujecel. Noloshu waa kala dambayn markaad haysatid ruux hadalkaaga dhagaysta. Noloshu waa isxaqdhawris markaad hesho naf ku ixtiraamta: Noloshu waa kalsooni markaad haysatid ruux kugu aamina naftiisa:
Posted on: Wed, 23 Oct 2013 17:05:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015