Oday daganaa dhanka Baadiyaha aa Maalin wuxuu goaansaday inuu - TopicsExpress



          

Oday daganaa dhanka Baadiyaha aa Maalin wuxuu goaansaday inuu Xoolahiisa dhan gato Magaaladana u guuro, Kadib markuu magaalada yimid baa Reerkiisi waxee kula taliyeen inuu Farmashiye furto isagaa Lacag badan laga helaaye, Saaxibkaa farmashiyihi ayuu furtay, Daawo dhane wax kama yaqaan Maalmo kadib Ciyaalka xaafada aa fahmeen in Duqa wax dhan aqoon, Markaasaa mid ka mid ah Ciyaalka xaafada ku dhahay Adeer Kaniiniga Rooney maheysaa? Odaygi maya laakin waa Keenaa ayuu dhahay Hadana mid kale ayaa dhahay Adeer Ronaldinho maheysaa Duqi maya Laakin beri ayan Keenaa ayuu dhahay Hadana waa ku Qosleen, Kadib mid kalaa dhahay Adeer Kaniiniga Raila Odinga maheysaa? Duqa in Ciyaalka ku dheel dheelayaan wuu fahmay oo Magacaas Raila Odinga marar badan ayuu BBC ka dhageestay Kadib Odaygi Kulahaa Maandhoow Baahalkaas Sanka weyn leh ma Hooyadaahaa rabto :D Admin: #ZuZu
Posted on: Sun, 20 Oct 2013 19:48:24 +0000

Trending Topics



style="min-height:30px;">
‘You shall have no other gods before Me. ‘You shall not make
North Carolinas Lt. Governor, Dan Forest, and I will be speaking

Recently Viewed Topics




© 2015