Prof Samatar ayaa soo gaaray dhawantan Dalka somalia khastahan - TopicsExpress



          

Prof Samatar ayaa soo gaaray dhawantan Dalka somalia khastahan Gobalada Waqooyi ee maamulka Somaliliand isagoo ka qudbeeynaya Jaamacadda Timacade ee ku taala magaalada Gibileey ayaa mid kamida dadkii madasha uu isku dayey inuu u galiyo koofiyad ay ku xardhan tahay calanka Somaliland waana uu diiday kadashisa waxaa lagu qabtay Calanka somaliland asagana waa diiday sababtu maxaay tahay? in uu diido labada jeerba Calanka prof Ahmed Samater
Posted on: Wed, 05 Jun 2013 12:08:01 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015