Puntland waa labo Gobol Nugaal Iyo Bari waxaa soo raaco qeeyb yar - TopicsExpress



          

Puntland waa labo Gobol Nugaal Iyo Bari waxaa soo raaco qeeyb yar oo ah Mudug Xaq uma lahan 500 macalin Somaliland waa 3 Gobol Togdheer .Waqooyi Galbeed iyo Sanaag Xaq uma lahan 500 oo Macalin hadaan dulucda u dago waxaa weeye isku xaq ma noqon karaaan 5 gobol iyo 13 Gobol papulationka ku dhaqan 5ta gobol waxaa ka badan papulationka ku dhaqan Muqdisho .Kismaayo iyo Beledweyne dowladu waa ineey dib u baartaaa cadaalad darada waxa sababay Si gobol walba loo gaarsiyo xaqiiisa mahadsanidiiiiin
Posted on: Fri, 11 Oct 2013 07:25:50 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015