QAAR BADAN OO KA MID AH dadka udhuun duleelo ariimaha siyasada - TopicsExpress



          

QAAR BADAN OO KA MID AH dadka udhuun duleelo ariimaha siyasada somlai ayaa waxeey waalac xoog badan ka muujinayayn in ay soo yaraneeyso rajadii laga qabay in markale somlai 22 sano kuso labato calamka intisa kale,darasaad weeyn oo la sameeyay ayaaa waxa lagu sheegay 1/ qibrad xuumodhanka siyaasada haysata madaxda sare dowlada iyo midka goolaha fuulinta .2/ isdaba marin dhanka lacagaha deeqaha ,musuqmasuq. 3 ku xadguub axdi qaramedka dasturka maamul usamanta gobolada dalka, 4 ku tagri faliid awood dowladeed ayaado daano gaar ah . waxa mar kale dalka goboladisa dib ugu soo ifbaxay dagal beeledyo saalka ku haayo saadbursi .xukumada mr xasan culuoow waxeey uu muuqata 4 sano oo dib dalka ugu nooqonayo dhibatooyinka horey usoo jiray.!!!!!!!!!!!!
Posted on: Fri, 02 Aug 2013 10:26:16 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015