QAAR KA MID AH CALLAAMADAHA GAADIIDKA HAGA. Sida caadiga ah - TopicsExpress



          

QAAR KA MID AH CALLAAMADAHA GAADIIDKA HAGA. Sida caadiga ah wadooyinka haaywaygu waa kuwa ka amaan badan wadooyinka kale balse waxay sidoo kale leeyihiin qataro. Amsterdam(N.N.N.):21.07.2013:Sida caadiga ah wadooyin...ka haaywaygu waa kuwa ka amaan badan wadooyinka kale balse waxay sidoo kale leeyihiin qataro:- •Xawaaraha oo aad ku cawiranto marka aad ka baxayso haaywaayga. •Shilal baabuur badan ay isku dhacaan oo ay sababto masaafada ay isku jiraan oo yar •Shilal hal baabuur keliya ah oo dhaca . •Qatarta silitada biyaha,oo kororta marka aad ku socoto xawaare sare Wadada haaywaay-ka waxaa lagu gartaa calaamada baabuurka cagaarka ah. Sharciyada haaywaayga , waa isku midka marka laga reebo.. •Baabuurta waqti kasta uma dhexeeyo xayndaab. Sidaa darteed waxaa macquul in aad baabuur jihada kale u socota aad la kulanto. •Waxaa macquul ah in aysan ku oolin wadada laga galo ee haaywaay Sidoo kale wadada looga baxo waxay noqon kartaa mid ka gaaban kartaa mid ka gaaban . •Mamnuuc ma ahan in aad isticmaasho marshabiyeediga. •Waxaa sidoo kale ka dhaca shilal badan motor trafick maadaama heerka amaanka uusan la mid ahayn kan •Wadooyin badan oo haaywaay ah ayaa loo badalayaa nuuca loo yaqaan 2+1 oo ah wado marna labo noqota marna hal taasoo aad u yareysa shilalka. List of Images Shown 1. Do Not Enter 2. Speed Limit 3. Yield 4. One Way Right 5. Keep Right 6. Wrong Way 7. Weight Limit 8. Bike Route 9. Airport 10. In-Street Ped Crossing 11. No Turn on Red 12. Keep Off Median 13. Road Closed to Thru 14. Roundabout 15. In-Street Stop for Ped 16. Railroad Crossing 17. No Right Turn Symbol 18. No Left - U Turn Symbol 19. No Left Turn Symbol 20. No U Turn Symbol 21. Straight Through Only 22. Left Turn Only 23. One Way Right Arrow 24. Right Turn Only 25. Left Lane Must Turn Left 26. Hazardous Material 27. HM Prohibited Route 28. National Network Route 29. No National Network 30. Do Not Pass 31. Keep Right of Obstruction 32. Keep Left of Obstruction 33. One Way Left Arrow 34. No Pedestrian Crossing Mohamed Haji Essa(Maygaag) National News Network:Amsterdam. EX:Bixinta liisamada Wadista Gaadiidka Rayidka ,iyo Taarkaynta Gaadidka Rayidka(JSL) SomaliLand republick
Posted on: Sun, 21 Jul 2013 10:31:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015