QISO IN LAGU CIBRO QAATO MUDAN waxa lawariyay wiil udhashay - TopicsExpress



          

QISO IN LAGU CIBRO QAATO MUDAN waxa lawariyay wiil udhashay wadanka maqrib (Morooko) oo muslim ah, wuxu aaha faqiir wuxu kunoolaa ameerika, maalin maalmaha kamid ah aaya wuxu korayay meel, asaga iyo dadkalo badan waxaa dhacday marka inay dadki dagtaan. waxaa meeshi kusoo haray asaga iyo gabar aad uqurxoon, oo xiran dhar qaawanaasho ah, sida haweenka kale ee dalkas. gabadhi markay aragtay inay mesha wiil kaligeed kula noqotay waxay dareentay cabsi ay asaga kabaqayso, laakiin markiba waxay dareentay inuusan wiilka marna Fiirineynin, waxay aragtay asagoo indhihiisa kaleexinaayo, dhaqankan iyo tasarufkan cusub ayay layabtay wiilkii wuxuu doonay inuu soo dagto, waylasoo dagtay. way istaajisay oo waxay kutiri soo maqurux badni markaasu kuyiri ma ogi anigu kuma eegin, markaasay kutiri, oo maxadan ii eegin yacni maxaad ifirini ladahay. wuxu kuyiri ALLAH ayaan kaamagan galay, anigu ALLAH ayaan kabaqayaa, dintayda ayaana igarebaysa inaan ku eego. ALLAH ayaa iga reebay inaan muxramadka eego, waxay tiri madintaada sidaan kuu amraysa?? wuxu yiri haa, waxay tiri dinta kuudiday inaad halmar xita i eegto bataatanba kuuma saamaxayso inaad samayso wax ka mida noocyada dhibka. wuxu kuyiri haa waa sidaas, waxay kutiri ma i aqbalaysaa inaad iguursato?? wuxuu yiri aniga muslim ayaan ahay adigu maxay tahay diintaada?? waxay tiri ma ahi muslimad wuxuu yiri hadaba iima banaana inaan ku guursado. waxay tiri hadaba waan islaamayaa, ee maxaan sameeyaa wuxuu usheegay sida uusamayo qofka marka uu soo Islaamayo, way Islaamtay, islaamnimadeedana, way wanaajisay. way is guursadeen wayna ku liibaaneen kurkooda waxay hanti lahayd ayay ku wareejisay wuxuu noqday taajir milyoner. qofki ILAAHAY kabaqaa makhraj ayuu ALLE ufuraa. wuxuuna ka irzaaqaa meelusan ogayn. aragiisa unbuu xaaraanta kalaabay wuxu ALLAH ka irzaaqay meeluusan ogayn ๑۩๑W.Q:- Ibrahim Ahmed.๑۩๑ ·.·.· Ƹ̴Ӂ̴Ʒ Like Us => Somalia Peace
Posted on: Mon, 02 Sep 2013 21:10:55 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015