QISO LAYAAB LEH: Hadii aad ducada badiso, kuna kalsoonaato waad - TopicsExpress



          

QISO LAYAAB LEH: Hadii aad ducada badiso, kuna kalsoonaato waad helaysaa. Wuxuu u bixi lahaa safar Dr Eshan oo ah dhakhtar caan ah oo ku takhasusay qaliinada waaweyn, wuxuu ka qeybgali lahaa shir uu ku qaadan lahaa abaal marin weyn oo lagu siinayay aqoontiisa iyo wax qabadkiisa, markii hal saac diyaaradii ay hawada ku jirtay ayaa waxaa kabtankii sheegay in diyaaradu khatar ku jirto, sababo la xiriira cimiladana ay ku degi doonto meesha ugu dhow, wuxu tagay qeybta macaamiisha ee Airport-ga, waxaa loo sheegay in meesha uu u socdo uu ku gaari karo gaari, sidaas awgeed gaari ayuu qaatay, cimilada oo sii xumaatay darteed oo baraf xoog leh da’ayo ayay goor galab ah waxay ku khasbanaadeen inay tuulo yar seexdaan, kadib markii la armay inaan safar la ogoleyn baraf owgiis, kadibna waxaa ay ku leexdeen guri, waxayna ka codsadeen martigelin, waxaa soo dhaweysay qof dumar ah oo shayb ah, waxayna u keentay shah iyo cunto, kadibna waxay ku tiri meeshaasna iska seexda, waxay ku tukanaysay salaad badan, waxayna aad ubaryaysay Allah, iyadoo leh ilaahayow baryadaada kuma khasaarin. Subaxdii ayuu ku yiri, maamo waxaan aad ula yaabay deeqsinimaada iyo akhlaaqdaada, waxaan rajaynayaa in ducadaada Allah uu aqbalo. Waxay tiri, waxaan Allah weydiistay oo dhan waan helay marka laga reebo hal arin, midaasna waxaan rajaynayaa in Allah uu iga aqbali doono, adigan waxaan kuu dardaarmayaa Allah inaad ka baqdo. Wuxuu yiri, mida aad Allah ka sugayso maxay tahay ducadaas? Waxay tiri ‘ wiilkan waa agoon iyo rajay, waxaan u ahay ayeeyo, wuu xanuunsan yahay, waxaa la yiri xanuunkiisa waxaa fahmi kara dhakhtarka Eshan ee caalamiga ah. Dhakhtarkii wuu ooyay isagoo leh ‘ducadaa ayaa diyaarada fariisisay, ducadaada ayaa gaariga isoo saartay oo gurigaaga I keentay, oo roobka barafka ah keentay, qofkii Allah ku kalsoon isaga ayaa usoo kaxaynaya sababaha oo dhan. Qofkii Allah rumeeya oo ku kaaftooma wuu kaafinayaa. FADLAN U SHARE GAREE SAAXIIBADAA. **Xigasho** @Khaadimudiin Islam Photo: QISO LAYAAB LEH: Hadii aad ducada badiso, kuna kalsoonaato waad helaysaa. Wuxuu u bixi lahaa safar Dr Eshan oo ah dhakhtar caan ah oo ku takhasusay qaliinada waaweyn, wuxuu ka qeybgali lahaa shir uu ku qaadan lahaa abaal marin weyn oo lagu siinayay aqoontiisa iyo wax qabadkiisa, markii hal saac diyaaradii ay hawada ku jirtay ayaa waxaa kabtankii sheegay in diyaaradu khatar ku jirto, sababo la xiriira cimiladana ay ku degi doonto meesha ugu dhow, wuxu tagay qeybta macaamiisha ee Airport-ga, waxaa loo sheegay in meesha uu u socdo uu ku gaari karo gaari, sidaas awgeed gaari ayuu qaatay, cimilada oo sii xumaatay darteed oo baraf xoog leh da’ayo ayay goor galab ah waxay ku khasbanaadeen inay tuulo yar seexdaan, kadib markii la armay inaan safar la ogoleyn baraf owgiis, kadibna waxaa ay ku leexdeen guri, waxayna ka codsadeen martigelin, waxaa soo dhaweysay qof dumar ah oo shayb ah, waxayna u keentay shah iyo cunto, kadibna waxay ku tiri meeshaasna iska seexda, waxay ku tukanaysay salaad badan, waxayna aad ubaryaysay Allah, iyadoo leh ilaahayow baryadaada kuma khasaarin. Subaxdii ayuu ku yiri, maamo waxaan aad ula yaabay deeqsinimaada iyo akhlaaqdaada, waxaan rajaynayaa in ducadaada Allah uu aqbalo. Waxay tiri, waxaan Allah weydiistay oo dhan waan helay marka laga reebo hal arin, midaasna waxaan rajaynayaa in Allah uu iga aqbali doono, adigan waxaan kuu dardaarmayaa Allah inaad ka baqdo. Wuxuu yiri, mida aad Allah ka sugayso maxay tahay ducadaas? Waxay tiri ‘ wiilkan waa agoon iyo rajay, waxaan u ahay ayeeyo, wuu xanuunsan yahay, waxaa la yiri xanuunkiisa waxaa fahmi kara dhakhtarka Eshan ee caalamiga ah. Dhakhtarkii wuu ooyay isagoo leh ‘ducadaa ayaa diyaarada fariisisay, ducadaada ayaa gaariga isoo saartay oo gurigaaga I keentay, oo roobka barafka ah keentay, qofkii Allah ku kalsoon isaga ayaa usoo kaxaynaya sababaha oo dhan. Qofkii Allah rumeeya oo ku kaaftooma wuu kaafinayaa. FADLAN U SHARE GAREE SAAXIIBADAA. **Xigasho** @Khaadimudiin Islam 43Share Abdighani M O Goud April 7 انا لله وانا اليه راجعون Every soul ll Test the deat Alla Ha u naxariiste Waxa goor dhawayd ku geeriyoday Hosbital ku yala magalada dubai Maayarki Casimada Somaliand Eng. Yusuf Warsame Saeed for Mayor of Hargeysa 2012 Ilaahay Ha u naxariisto Marxuumka Dhaman shacab waynaha somaliland na samir yo iman ilahay ha ka siiyo Ameen Ameen — with Wiil Daahir and 25 others. Photo: انا لله وانا اليه راجعون Every soul ll Test the deat Alla Ha u naxariiste Waxa goor dhawayd ku geeriyoday Hosbital ku yala magalada dubai Maayarki Casimada Somaliand Eng. Yusuf Warsame Saeed for Mayor of Hargeysa 2012 Ilaahay Ha u naxariisto Marxuumka Dhaman shacab waynaha somaliland na samir yo iman ilahay ha ka siiyo Ameen Ameen 6114236Like · · Share More posts from March 29 to April 6 مــا فــي القـلــب غــير الله was with Hibaaq Ali and 5 others. March 29 Photo 1014Like · · Share Hibaaq Ali shared I Cant live Without yous photo. March 17 xaqiiqad nolosha Feel free to Like ✔ Tag ✔ Share ✔ — with Sharon EkKa and 40 others. Photo: Feel free to Like ✔ Tag ✔ Share ✔ 41Share Hibaaq Ali March 15 almxdulilah we came back to our hostles ,after especall seven days of camping 53Share Siciid Ismaaciil February 23 Hmbalyo♥ .... Hambalyo♥ ....Hanbalayo♥ waxaan halkan hambalyo Meher wacan uga dirayaa walashay Raxma Ismail C/laahi Yaasiin & Saleebaan khayre Jaamac oo maanta oo ay bishi tahay 23/02/2013, Meherkoodu ka qabsoomayey Hotel Crown ee magal...See More — with Hibo Ismail and 17 others. Photo: Hmbalyo
Posted on: Tue, 19 Nov 2013 14:04:40 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015