Qalinka isii waxaan rabaa inaan qoro taariikh dii qarniga iyo - TopicsExpress



          

Qalinka isii waxaan rabaa inaan qoro taariikh dii qarniga iyo wixii qalbiga somalia qaribey,waxaan ahey nin qaran oo aan qabiil aqoon oo qaadka na aan cunin qorina ma qaatoo qaran daacad ah ayaan ahey,marka madaxweynahaan ow hadaad tahey nin daacada oo aan daneyney qabiil iyo qolo qolo udirirkaba,hadaad rabtid qaran waxyaalaha qaloocan qabo,waa qaad qabiil iyo waxa qaribey qarankii,waxaa jira dad badan oo qabiil uuk
Posted on: Tue, 03 Sep 2013 21:24:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015