Qiso aad iyo aad u macaan! Arday Iskuul ayaa aaday safar ay ku - TopicsExpress



          

Qiso aad iyo aad u macaan! Arday Iskuul ayaa aaday safar ay ku tageen meelo taariikhi ah, mid walbana buuggiisa ayuu la soo baxay si uu wax uga qoro una sawirto, gabar ka tirsan ayaa meel dheer oo dadka dhan ka fog tagtay, waqtigi la laaban lahaa ayaa la soo gaaray, waana laga soo tegay laakin markii ay maqashay dhaqaaqa buska ayey ka soo daba carartay oo ku qeylisay cid aragtayse ma jirin gaarigina wuu iska soo baxay! Wey iska soo socotay markii habeenki la gaaray ayey maqashay ciyda Waraabaha wey cabsatay aqal yar ayey aragtay oo ay ku leexatay, wiil dhalinyaro ah ayaa deganaa qisadi ku dhacday ayeyna uga sheekeysay,! Wuxuu ku yiri: Waa tahaye caawa agteyda iska seexo, berri ayaan ku wadayaa oo meesha Basaska ku geynayaa, adiga sariirta seexo anigana dhulka ayaan iska seexanayaaye laakin hurdo kama soo dhaceyn oo cabsi ayaa heysay, wiilka Kitaab ayuu iska soo baxsaday si waswaaska Sheydaanka uga hortago laakin fikirkiisa ayuu ka saari waayay, mar walbana hal far ayuu saarayay Shumac u daarnaa illaa Shantiisa farood ay wada gubteen Iyadana inta ka sii cabsatay ayey Jinni inuu yahay u qaadatay.....!!! Wey socotaa....
Posted on: Tue, 05 Nov 2013 12:01:59 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015