RAADAYNTA XAASKA DAGAN Gabadh uu ninkeedu aad ugu xumaa, oo uu - TopicsExpress



          

RAADAYNTA XAASKA DAGAN Gabadh uu ninkeedu aad ugu xumaa, oo uu ad u dhibi jiray ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxa ay ninkeeda u dhiibtay cajaladl aanay waxba ku duubneyn oo Madhan, waxa ayna ku tidhi marka aad shaqada ku sii socotid sii dhageyso cajalada waxa ku duuban waxaan ogay inaad aad uga heli doonto oo ay wax kuu kordhin doonaan waxaad ka dhagaysataaye, ninkii ayaa qaatay cajaladii, Ka dib markii uu gaadhiga galayba rikoodhka ayuu ku tuuray cajaldii 2 daqiiqo markuu sugayay ee ay waxba ka sanqadhi waayeen, Ayaa waxa uu la soo booday telephon halkan hareertiisa yaal Mise waxa uu isaga oo cadho ka muuqato Numberkii xaaskiisa garacay wxaanu ku yihi ""Naa maxaad Cajalada Madhan iiga dhiibtay ee waliba iigu sii dar daartay inan dhagaysto"". Haweeneydii ayaa sidagan iydoo u hadlaysa u sheegtay Xaajiga in uu samro oo uu waxoogay sugo, balse 10 Daqiiqo oo kale ayuu jabaq ka baxda cajalada Raadyawga KU jirta dhagta u laad laadiyay, isla sidii Hore ayuuna xaalku noqday, si kastaba ha Ahaate Ninkii ayaa goobtii shaqada gaadhay isaga oo aan waxba ka maqlisn cajaladii faaruqa ahayd Alaw Nimaan waxba ogayn ha Cadaabin. Markii uu kasoo noqday shaqadii ilaa intii uu guriga ku soo socday ayay cajaladii markale u baxday lkn aakhirkii waxa uu aqoonsaday In cajaladu ay gabi ahaanba madhantay. Hadaba Isagoo Kacsan ayuu guriga Albaabkiisa garaacay, Iyo waayo iyo Naa waa anagee naga fur waayo waayo uun ha lahaane, Weedhaha kulul ee uu bananka albaabka ka soo bilaabay halka kuma eekane markii guriga uu gudaha u soo galayba Qayladii, Hanjabad iyo Indho casaysi ayuu sii waday. Intaa ka dib Gabadhii iyada ooo dagan Il Naxariis leh iyo Daren jacaylna ku Qaabishay ayay soo fadhiisisay ninkeedi, waxa ayna mar kala u shiday Isla cajaladii, balse waxba kama soo socdaan ilaa iyo 20 daqiiqo la gaadhay. Ninkii ayaa si xanaaqsan waxa uu u la soo booday, qofyahay waad soo waalanaysa Mise anaa kuu noqday wax lagu ciyaaro Iyo Laag wada socda oo Raad yawgii qabsaday ayaa mar uqadha Affkiisa iyo Adinkiisa ka so wada booday, Gabadhii ayaaa Ku adkaysatay in ay Cajalada wax ka soo baxayaan laakiin Waxooga samir ah ayaa looga baahanyay in uu u muujiyo Waxaanay tidhi "Xogaa yar samir Yeelo, wax fiican ayaa kasoo bixi doona cajalada oo aan Hubo inaad aad uga hali doontee xaaji ha dag dagin. Ninkii ayaa ilaa iyo 3o daqiiqo oo kale adkeystay, balse markii danbe ayuu istaagay, waxa uuna yidhi ""wax soo socdo uma jeedo ee waalida nagala dul tag, isagoo aad u carooday waxa uuna intaas kusii daray, bas waayen intaan ka badan ma samri karo'. Haweeneydii ayaa ninkeeda garabka Soo qabsatay iyada dibnaheeda dhabankiisa saaraysa Tartiibna u fadhiisisay, Waxaanay si degan oo naxariis leh iyada oo ula hadlaysa ku tidhi:""Hebalow Gacaliye Ninkeyga aan jeclahayoow, waxa aad dulqaadan kari wayday cajalad 30 daqiiqo soconaysa oo Faaryq ah, balse ka waran aniga kuu dulqaatay 10 sano oo aad faaruq aheyd adigoon wax jaceyl iyo kalgacal ah i dareensiin. Hadaba Ninki Intuu Yaabay oo uu dib U fadhiistay oo iyada eegay Hadana kacay Ayuu ................................................ way sii socondonta insha alaah Bal hadaba Akhriste adigu sii saadali oo maxa kuu muuqda????????????
Posted on: Sun, 07 Jul 2013 09:02:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015