Ramadaan kariim asxaabta sharafta leh iyo ehelka qaaliga ahba - TopicsExpress



          

Ramadaan kariim asxaabta sharafta leh iyo ehelka qaaliga ahba waxaan kacodsanayaa inay iigu soo duceeyaan wiil ayaa maanta iigu dhashay Ropcke Zweeres Ziekenhuis cusbitalka layidhaaho ee kuyaala magaalada Hardenberg ee Dalka Netherland 10/7/2013 saacadu markay ahayd 7.pm wiikaa waxaan ubixiyay Salmaan cali cabdi diiriye waxaanu dhashay maalin ay ramadaan 1aad tahay oo barakaysan ilaahay waxaanka baryayaa inuu noqdo mid diinta iyo dhaqanka iyo dadnimadaba kuwacan oo dariiqa toos kubarbaara baariya iiga dhigo oo aakhiro iyo aduunka intifaac yeesha asxaabtana waxaan kacodsanayaa inay iigu duceeyaan inuu ilaahay weled saaxila iiga dhigo aamiin aamin aamiin
Posted on: Wed, 10 Jul 2013 21:34:01 +0000

Trending Topics



stbody" style="min-height:30px;">
I n I do not celebrate the coronation of the beginning of the
The German company WHITEPINS + is a platform that presents you

Recently Viewed Topics




© 2015