Ramadaan wacan oo wanaagsan dhamaan asxaabta qaaliga ah ee - TopicsExpress



          

Ramadaan wacan oo wanaagsan dhamaan asxaabta qaaliga ah ee facebooga iyo sidoo kale ehelka iyo qaraabada aan kawada xiriirno facebooga iyo sidoo kale asxaabta gaarka ah waa kuwee waa asxaabtii uganda iyo gaar ahaan cavendish university waxaan leeyahay kusooma caafimaad ciidana gaara idinkoo nabada insha alaah waa raxmadii rabi noogu deeqaye soonkuye ee kuwii dhamaysta aan maalina gafin rabi hanaga dhigo dhamaan hana noo fududeeyo aamiin aamiin...
Posted on: Tue, 09 Jul 2013 21:55:40 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015