SAADAASHA- Soomaaliya. Waa 45 Sano Kadib MADAXWEYNAHA DFS, Waxa - TopicsExpress



          

SAADAASHA- Soomaaliya. Waa 45 Sano Kadib MADAXWEYNAHA DFS, Waxa uu ku yimid Doorashadii 3 aad, Waxaa ka Horeeyey labo Madaxweyne, oo aynu ogeyn Wakhtigii ay Xilka hayeen, Arrimihii ay kala kulmeen. Mudada uu xilka haynayo Hassan Sheekh, Wuxuu ku Dhammeysandoonaa Arrimaha ( Maamul-Goboleedka) Federalism-ka iyo Dastuurka. Maxweynaha 11 aad, ayaa la kowsan kara, Jawi Siyaasadeed oo aad u Wanaagsan. Waa 45 Sano Kadib, SAADAASHU WAA GUUL.
Posted on: Mon, 02 Sep 2013 20:21:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015