Saddex nin oo mid yahay Abgaal, midna yahay Gaal-jecel, ka kalena - TopicsExpress



          

Saddex nin oo mid yahay Abgaal, midna yahay Gaal-jecel, ka kalena Baadi-Cadde, ayaa tagay Yemen. Meeshaas maadaama qabiilka la is waydiiyo nin Carab ah oo ay u tageen ayaa waydiiyey qabiilkooda. Mid Somali ah oo carabiga yaqaan ayaa u sharxay waxay raggu kala yihiin. "Huwa, Abu-kufaar ( isagoo farta ku fiiqaya kii Abgaal); Wa huwa Yuxibul kufaar (Gaaljecel); Wa huwa dalaalun mubiin ( baadi-cadde). ..... lool Story from Mustafa Omer ...
Posted on: Tue, 13 Aug 2013 08:39:50 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015