Sadex illaah kuma bado, hadduu ku badana sadex kaaga ma - TopicsExpress



          

Sadex illaah kuma bado, hadduu ku badana sadex kaaga ma rido. 1. Walad caasi illahey kuma bado, hadduu ku badana curadkaaga kama dhigo waayo caruurta kale baa ku deyaneyso. 2. Talo xumo illaah kuma bado, hadduu ku badana odeyga reerka kama dhigo waayo reerka wuu baayaa 3. Hunguri weyni illaah kuma bado haddu ku badana hooyada reerka kaaga ma rido waayo digsiga keligeed baa dhameyneys, caruurtana gaajo ayaa leyneyso.
Posted on: Wed, 09 Oct 2013 17:56:42 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015