SheekO TimE - TopicsExpress



          

SheekO TimE ════════════════════ Boy= Awowo maanta babuur ayaa magalada igu jiidi gadhey Grandfather= oo awowo maad iska eegtid babuurta wan ku side Boy= dee awowoo mxn iska eega waa dukhanka magalda ka buuxa wyn Grandfather= OMG!!! Maa Dukhaan ayu aha ba Boy= Haa dukhankan ayu aha awowo Grandfather= Wax maa ku sheega wiilyhow Boy= Haa i sheeg awoowo Grandfather= Adigo dukhaan ku jiida wax ka sharaaf la adigu hummer ku dulmara Boy= :O Oh!! oo awowo so labada jeer hadu dukhaan ama hummer i jiido maa diimanayo Grandfather= May May isku mid maha Sharaaf iyo cisis ayad u diimanysa hadu Hummer ku jiido Boy= Hada ka waran Babuurka Lamborghini :3 Grandfather= Kasona waa iska cadi wyn waa yare style wyn :P :P Looooooooooooooolz
Posted on: Sun, 14 Dec 2014 11:12:22 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015