Sheeko Nin aya wuxu asastay beer ka dib beerti aya waxa maanti - TopicsExpress



          

Sheeko Nin aya wuxu asastay beer ka dib beerti aya waxa maanti danbe aya beerti o cidlo ah waxa yimi oday kale ka dib ninki xaqlaha ah aya yimi ka dibna beerti ayu damcay inu waraabiyo ka dibna wuxu ku yiri ader beerta biyaha iga da horan u waraabiyaye ka dibna wuxu dhahay war maxa warabinteeda ka galay ana is ka leho sidan doonan u galayaye ka dibna wuxu xanaaqay ninki kale wuxu yir war mesha yaad ugu timi horta keene aya logu yimi ka dibna wuxu dhahay aderow beerta biyaha iga dhaaf horan u so warabsadaye ka dibna wuxu dhahay sxb waxas ada lagu dhaha e mesha iska eg ana iska leh ninki beerta asastay aya yiri sxb haday sida tahay sharaftan ka raacayaye adigu beerta ino hay sanadada danbe ayan kugu imanayaye ka dibna mahadsanid ayu ugu jawaabay marka ninki xaqlaha ah in u tago anigu wan ku taageeray riyi ahan wayo beertan dakhli bdn aya ka so galay marka in u ninka sxbki ah o an wax ba ku haysan shabeelaha dhexe u ku taakuleyo wa wax fcn ayan u arka marka ka qayb qaado yaa samayn laha sida
Posted on: Wed, 26 Feb 2014 10:16:41 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015